Maamulka Xibin Iyo Xeeb Oo Lagu Takooray In Ay Yihiin Maamul Nabadeed Diidayna In Ay La Dagaalaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab

0
393

Tan iyo markii ay burburtey dawladii dhexe ee somalia cadawga somalia waxa uu helayey fursado u sahlaya in uu ka gaaro danaha laga leeyahey dalkeena somalia waxaana sameysmey maamul goboleedyo ku dhisan hab qabiili ah oo loogu talo galey in midba mid kale laga hor keeno waxaa ugu horeeyey maamuladaas maamulka islam la dirirka isku magacaabey somaliland waxaa ku xigey kan isaguna islam la dirirka ah ee isku magacaabey puntland waxaa isna sameysmey midka isku magacaabey galmudug oo ku sameysmey maseyr iyo ku dayasho indha la’

waa sida qabaa’ilku u degenyahaye waxaa isagana lagu dhawaaqey kan isku sheega xibin iyo xeeb iyadoo ay jiraan kuwo kale oo farabadan oo aan qormadan lagu soo koobi karin waxaa dhamaantood loogu tala galey in awooda iyo midnimada dalka somalia lagu burburiyo koox kastana si hoose wax loogu sheego oo la yiraa idinkaa dawlad ah.

Waxaa mudo ka dib bilawdey dagaalkii mabd’a diinta islamka ku saleysan oo looga soo hor jeestey hugaamiye kooxeedyo waqtigaa u shaqeynayey sida ay hada u shaqeeyaan maamul ku sheegyada islam la dirirka ka amar qaata cadawga somaalida waxaa dhamaantood amar lagu siiyey in ay la dagaalamaan wixii ay ka muuqato sunada iyo diinta islaamka weyna wada qaateen marka laga reebo kan isku magacaabey xibin iyo xeeb oo dadka deegaanku ku diideen in ay dhinacna la dagaalamaan taasoo kaliftey in maamulkaasi maanta dibada ka noqdo shirarka uu horboodayo ninka isu arka in uu yahey madaxweynaha somaaliya gaalka lagu magacaabo ogostino mhiga iyadoo maamulkaasi lagu eedeeyey shirarkana looga reebey in ay diideen la dagaalan iyo colaad loo muujiyo xarakada mujaahidiinta alshabaab oo deris kala ah dhinacyo badan oo ka mid ah gobolada mudug iyo galguduud.

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)