Gudiga Gurmadka Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Maanta Degmada Lafoole Deeqo Siiyay Dad Tabaaleysan

0
482

Gudiga Gurmadka Abaarha ee Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa maanta deeq isugu jirta raashiin iyo lacag U Qeybiyay Qoysal Tabaaleysan oo ku sugan xaafadaha ay ka koobantahay Degmada Lafoole waxaana dadkaani ay ahaayeen kuwo dan yar ah isla markaana ay heystato duruuf xaga nolosha ah waxaana halkaasi ka hadlay masuuliyiin ka tirsan Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasoo sheegay inay sii wadi doonaan caawint dadka dhibaateysay ee ku sugan gobolada dalka

Dhanka kale dadka ku sugan Degmada Lafoole oo qaar kood ay ku jiraan dad ka cararay madaafiicda shisheeyaha ay ku garaacayaan Magaalada Muqdisho ayaa u duceeyay Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasoo Sheegay in ay ilaahey ka baryayaan in Mujaahidiinta guul uu siiyo cadawgiisana uu jibiyo

Mana ahan markii ugu horeysay oo Mujaahidiinta Al Shabaab gurmad ay u fidiyaan dadka dhibaateysan ee ku sugan gudaha dalka

 

  

   

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641  

*

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

 

  Wararka Soomaaliya (Warsom.com)Mogadishu Somalia