Barcelone Iyo Man United Oo Isugu Soo Haray Finalka Koobka Champions League

    0
    489

    Kooxaha Barcelo Iyo Man United ayaa Isugu Soo Haray Finalka Koobka Horyaalka Yurub Ka Dib Markii ay Guulo Kawada gaareen Kulamada Semi Finalka ee Koobkaan

    Kooxda Barcelone ayaa Si Xarago Leh U Soo Xasuuqday Kooxda Real Madrid isla Markaan Usoo Gudubtay Finalka Koobka Horyaalka Yurub

    Sidoo Kale Man United ayaa Iyana Ku Bar Baratay Kooxda Schalke Waxaana Horey U gaatamayey Kooxda Barca Oo Indhaha Ku hayday Cida Soo Bixi Doonto

     

      

    Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

    Mogadishu Somalia

    Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

    Mogadishu Office

    +25-26-15514953

      

    info@warsom.com & webmaster@warsom.com