Saturday, May 4, 2024
Home Tags Diinteena Faca Weyn

Tag: Diinteena Faca Weyn

Diinta islaamka oo ah diinta keliya ee xaqa ah isla markaana dunidan ka jirta wuxuu allaah ugu talo galey in lagu maamulo adduunyada daafaheeda kala duwan,ogow wax walba oo aad aaminsantahey diinta allaah kuugu talo galey waa Diinta Islaamka.

Ha u qaadan in aad aduunyadan sii joogeysid,waa lagaa wadi adigoo jecel oo ku mashquulsan quruxdeeda dhalanteedka ah,waa harka labadiisa geline haku kadsoomin.