{"id":9993,"date":"2012-10-23T00:09:35","date_gmt":"2012-10-22T21:09:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9993"},"modified":"2012-10-23T00:09:35","modified_gmt":"2012-10-22T21:09:35","slug":"raiisalwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-haweenka-ururadooda-shir-la-qaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/raiisalwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-haweenka-ururadooda-shir-la-qaatey\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo haweenka ururadooda shir la qaatey&#8230;."},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen haween ka kala socdey ururada haweenka ayaa lagu casumey ra&#8217;iisalwasaare saacid oo sida la filayo xukuumadiisa ku dhawaaqi doona,waxaana markii shirku soo dhamaadey saxaafada la hadley afhayeenka ra&#8217;iisalwasaaraha cabdi xaaji goobdoon isagoo sheegey in haweenku soo bandhigeen talooyin iyo codsi intaba.<\/p>\n<p>Waxaana codsigooda ka mid ahaa in ay codsadeen 30% in xukuumada laga siiyo,halka ay talo ku soo jeediyeen in afka soomaaliga maalin loo asteeyo lana xoogeeyo afka soomaaliga,iyadoo ra&#8217;iisalwasaruhu balan qaadey in uu sameynayo wixii awoodiisa ah,isla markaana uu soo dhaweynayo maalinta afka soomaaliga lana weyneyn doono insha allaah.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa imanaya iyadoo la filayo in dhawaan xukuumad lagu dhawaaqo,ra&#8217;iisalwasaaruhuna uu la kulmayo qeybaha bulshada iyo cid kasta oo taladiisu muhiim tahey,lamana oga waxa iyo sida ay xukuumada soo soctaa salka ay ku heyso ama ay u dhisantahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay isugu yimaadeen haween ka kala socdey ururada haweenka ayaa lagu casumey ra&#8217;iisalwasaare saacid oo sida la filayo xukuumadiisa ku dhawaaqi doona,waxaana markii shirku soo dhamaadey saxaafada la hadley afhayeenka ra&#8217;iisalwasaaraha cabdi xaaji goobdoon isagoo sheegey in haweenku soo bandhigeen talooyin iyo codsi intaba. Waxaana codsigooda ka mid ahaa in ay codsadeen 30% in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9993","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9993"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9999,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9993\/revisions\/9999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}