{"id":9969,"date":"2012-10-20T22:31:11","date_gmt":"2012-10-20T19:31:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9969"},"modified":"2012-10-20T22:34:03","modified_gmt":"2012-10-20T19:34:03","slug":"qarax-qasaaro-geestay-oo-ka-dhacay-xaafada-suuqa-xoolaha-degmada-hiliwaa-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/qarax-qasaaro-geestay-oo-ka-dhacay-xaafada-suuqa-xoolaha-degmada-hiliwaa-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Geestay Oo  Ka Dhacay Xaafada  Suuqa Xoolaha Degmada Hiliwaa Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalayka dhacay Xaafada suuqa xoolaha Degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qaraxa oo loo adeegsaday Garneel gacanta laga tuuray ayaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan DF oo ku sugnaa Xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Ruux ku sugnaa qaraxa halka uu ka  dhacay ayaa  sheegay in laba Askari oo meyd ah laga qaaday goobta qaraxa uu ka dhacay kuwo kalena ay ku dhaawacmeen oo ka agdhaweed qaraxaasi.<\/p>\n<p>Weeraradaani Qaraxyada ah lagu beegsado ciidmada dowlada soomaaliya  ayaa ku soo badanaya Magaalada Muqdisho oo ku soo badanayo  degmooyinka gobolka Banaadir oo ay maamulaan dowlada soomaaliya.<br \/>\nSomaliMeMo waa Shabakad So<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalayka dhacay Xaafada suuqa xoolaha Degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo loo adeegsaday Garneel gacanta laga tuuray ayaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan DF oo ku sugnaa Xaafada Suuqa Xoolaha ee magaalada muqdisho. Ruux ku sugnaa qaraxa halka uu ka dhacay ayaa sheegay in laba Askari oo meyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9969","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9969"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9972,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9969\/revisions\/9972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}