{"id":99570,"date":"2024-02-06T23:00:46","date_gmt":"2024-02-06T20:00:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=99570"},"modified":"2024-02-06T23:22:43","modified_gmt":"2024-02-06T20:22:43","slug":"r-wasaare-abiy-ahmed-oo-golaha-wakiilada-ethiopia-ka-hor-sheegay-in-aaney-soomaaliya-dagaal-la-gelayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/02\/r-wasaare-abiy-ahmed-oo-golaha-wakiilada-ethiopia-ka-hor-sheegay-in-aaney-soomaaliya-dagaal-la-gelayn\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Abiyi Ahmed oo Golaha Wakiilada Ethiopia Ka Hor Sheegay in aaney Soomaaliya Dagaal La Gelayn."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo maanta hortagay Golaha Wakiilada Shacabka ee Itoobiya ayaa jawaabo ka bixiyay su&#8217;aalo ay wakiilada shacabku ka waydiiyeen heshiiskii is afgarad ee dhinaca Badda ahaa ee bil ka hor Itoobiya la gashay Somaliland.<\/p>\n<p>Abiyi Axmed waxa uu sheegay in Dowladda Itoobiya aysan marna rabin inay dagaal lagasho Soomaaliya, Waxa uu xusay in dalal &#8220;uusan magacaabin&#8221; ay rabaan inay colaad iyo dagaal ka dhex abuuraan Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, kuwaas oo uu ku sheegay inay adeegsanayaan gacanta Soomaaliya,\u00a0 waa siduu hadalka u dhigay Abiyi Axmed.<\/p>\n<p>Abiyi Axmed waxa kale oo uu sheegay in Itoobiya aanay marnaba rabin inay Soomaaliya dhibaato u geysato, isla markaana ay kumannaan Itoobiyaan ahi u dhinteen sidii ay nabad u heli lahaayeen shacabka Soomaaliya, isagoo ula jeeda Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah Midowga Afrika kuwaas oo ku sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Abiyi Axmed waxa uu xusay in Dowladdiisu ilaalinayso midnimada Soomaaliya, oo aysan marna ku dhaqaaqayn wax lid ku ah Soomaaliya, waxa uu sheegay in inbadan ka Itoobiya ahaan isku dayeen heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland, &#8220;berri ka maalin markay heshiiyaan Soomaaliya iyo Somaliland ay Itoobiya tahay dalka u horreeya ee ku farxa arrintaas una hambalyeeya&#8221;, waa siduu hadalka u dhigay Abiyi Axmed.<\/p>\n<p>Abiyi Axmed ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed marka laga soo tago Soomaaliya dalka ku xiga ee ay degaan uu yahay Itoobiya &#8220;Soomaliya waa meesha Soomaalida ugu badan ay degaan, Waxaa soo raaca waa Itoobiya, Kenya iyo Jibuuti&#8221;. ayuu yiri Abyi Axmed.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Ra&#8217;iisal wasaare Abiyi Axmed marna kama hadlin mana soo hadal qaadin Somaliland iyo waxa ay dowladdiisu ka yeelayso Aqoonsiga Somaliland ee qaybta ka ahaa heshiiskii is afgarad ee bil kahor dhexmaray iyaga iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Haddalladan maanta ee Abiyi Axmed ka horjeediyay Golaha Wakiilada Shacabka ee dalka Itoobiya ayaa kusoo aadaya xilli wali halkeedii taagan tahay xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya, taas oo ka dhalaytay kaddib markii horraantii bishii hore ay Itoobiya iyo Somaliland heshiis is afgarad oo dhinaca Badda ah ku kala ka saxiixdeen Addis Ababa, heshiiskaas oo ay si buuxda uga hortimid Dowladda Soomaaliya iyo dalal badan oo caalamka kamid ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo maanta hortagay Golaha Wakiilada Shacabka ee Itoobiya ayaa jawaabo ka bixiyay su&#8217;aalo ay wakiilada shacabku ka waydiiyeen heshiiskii is afgarad ee dhinaca Badda ahaa ee bil ka hor Itoobiya la gashay Somaliland. Abiyi Axmed waxa uu sheegay in Dowladda Itoobiya aysan marna rabin inay dagaal lagasho Soomaaliya, Waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":99571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-99570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99570"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99582,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99570\/revisions\/99582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}