{"id":9935,"date":"2012-10-19T21:53:03","date_gmt":"2012-10-19T18:53:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9935"},"modified":"2012-10-19T21:53:03","modified_gmt":"2012-10-19T18:53:03","slug":"xildhibaan-cwali-gaas-oo-maanta-ka-degay-magaalada-gaalkacyo-ee-xarunta-gobolkaasi-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xildhibaan-cwali-gaas-oo-maanta-ka-degay-magaalada-gaalkacyo-ee-xarunta-gobolkaasi-mudug\/","title":{"rendered":"Xildhibaan C\/wali Gaas Oo Maanta Ka Degay Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolkaasi Mudug."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdulwali Maxamed Cali (Gaas)Ra\u2019iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya   ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Col Cabdulaahi yuusuf Airport ee magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Gaas ayaa waxaa si weyn garoonka Gaalkacyo ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay labada maamul Puntland iyo Gal-Mudug ururada bulshada gobolka iyo shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaMudug.<\/p>\n<p>Dr. C\/weli Maxamed Cali Gaas Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya  ayaa markii uu ka dagay garoonka Gaalkacyo waxaa uu mahad balaaran u celiyay dhamaan shacabweynaha gaalkacyo labada maamul Puntland iyo Gal-Mudug sida diiran oo ay ugu soo dhaweyeen ku soo laabashada magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Gaas ayaa sidoo kale sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu soo booqdo magaalada gaalkacyo oo uu xildhibaanka u yahay iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Mudug isla markaana uusan jaanis u helin intii uu ahaa Ra\u2019iisulwasaaraha soomaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Gaas ayaa dhanka kale sheegay in uu la tashiyo iyo xogwareysi ku aadan la samayn doono shacabka ku nool Gaalkacyo isna uu uga warbixin doono marxaladihii uu soo maray iyo waxqabadkiisii intii uu ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha soomaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdulwali Maxamed Cali (Gaas)Ra\u2019iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Col Cabdulaahi yuusuf Airport ee magaalada Gaalkacyo. Xildhibaan Gaas ayaa waxaa si weyn garoonka Gaalkacyo ugu soo dhaweeyay masuuliyiin ka socotay labada maamul Puntland iyo Gal-Mudug ururada bulshada gobolka iyo shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9935","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9935\/revisions\/9936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}