{"id":9929,"date":"2012-10-20T01:13:22","date_gmt":"2012-10-19T22:13:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9929"},"modified":"2012-10-20T01:13:22","modified_gmt":"2012-10-19T22:13:22","slug":"xeebta-jaziira-oo-ay-ku-soo-caaridey-dooni-uu-saaranyahey-nin-meyd-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xeebta-jaziira-oo-ay-ku-soo-caaridey-dooni-uu-saaranyahey-nin-meyd-ah\/","title":{"rendered":"Xeebta jaziira oo ay ku soo caaridey dooni uu saaranyahey nin meyd ah!!."},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha amniga soomaaliya ayaa shaaciyey in ay heleen dooni ku soo caaridey xeebta jaziira,taasoo uu dul saarnaa nin meyd ah isla markaana ay ka muuqdaan dhaawacyo lagu dhuftey oo loo maleynayo in uu u geeryoodey.<\/p>\n<p>Saraakiisha amnigu waxey sheegeen oo kale in ay u maleynayaan in doonidu ka timid ama laga leeyahey deegaanka baraawe,lamana oga sababaha ay ula xiriiriyeen doonta in laga leeyahey degmada baraawe,iyadoo aysan jirin wax calaamad ama taariko cadeyneysa meesha laga leeyahey doontan.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee doonyo dad meyd ah,ama waxyaabo kale oo kusoo caaryey xeebaha soomaaliya balse tan ayaa imaneysa iyadoo dalka ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidamada huwanta iyo xarakada alshabaab,kaas oo aan u muuqan in goor dhaw uu soo afjarmayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha amniga soomaaliya ayaa shaaciyey in ay heleen dooni ku soo caaridey xeebta jaziira,taasoo uu dul saarnaa nin meyd ah isla markaana ay ka muuqdaan dhaawacyo lagu dhuftey oo loo maleynayo in uu u geeryoodey. Saraakiisha amnigu waxey sheegeen oo kale in ay u maleynayaan in doonidu ka timid ama laga leeyahey deegaanka baraawe,lamana oga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9929","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9929"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9929\/revisions\/9944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}