{"id":9920,"date":"2012-10-19T03:38:09","date_gmt":"2012-10-19T00:38:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9920"},"modified":"2012-10-19T03:48:47","modified_gmt":"2012-10-19T00:48:47","slug":"saxaafad-ku-gambad-ka-howl-gasha-muqdisho-oo-dacaayad-been-ah-ka-sameysay-wariye-jamaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/saxaafad-ku-gambad-ka-howl-gasha-muqdisho-oo-dacaayad-been-ah-ka-sameysay-wariye-jamaal\/","title":{"rendered":"Saxaafad Ku Gambad Ka Howl Gasha Muqdisho Oo Dacaayad Been Ah Ka Abuurtay Wariye Jamaal"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Ay Horey U Muuqatay In Ay Jiraan Suxufiyiin Ka Howlagala Warbaahinta Muqdisho Qaarkood Islamarkaana U Shaqeeya Qaab Ciidan Ayaa Maanta isa soo bax Ay samayeen wariyayaal Dhowr Ah kana howl gala Warbaahino Horey Looga Bartay Dacaayadeynta Saxafiyiinta Ay U Arkaan In Ay Sheegeyso Wararka Xaqiiqda Ah Islamarkaana Ay Iyagu Doonayaan In Ay Dhamaan Saxafiyiinta Ay U Hadlaan Sida Ay Iyagu U Hadlayaan Haddii Kalena Ay U Adeegsanayaan Ku Takri Fal Awoodeed Maadaama Ay Xiriir Qoto Dheer La Leeyihiin Hey&#8217;addaha Amaanke<\/p>\n<p>Banaanbaxaani Lagu Dacaayadeenayay Wariye Jamaal Max&#8217;ed Cusmaan Oo Ah Wariye Horeyba Looga Bartay Wararka Xaqiiqda Ah Islamarkaana Aan U Eexaneynin Cidna Ayaa  Wariyayaasha Tirada Yar Ee ka soo qayb galay Waxa Ay Meesha Ku Soo Bandhigeen Damiirkooddii Raqiiska Ah Iyadoona Ay wariyayaashaasi Qaarkood Xittaa Aanu Ogeyn Waxa Ay U Taaganyihiin Goobta Lagu Aflagaadeynayay Wariye Jamaal Maadaama Aynan Leheen Aqoon Dheeraad Ah Oo Ay Ku Aqristaan Warbixinta Xaqiiqda Ah Ee  Uu Soo Qorey Wariye Jamaal Taasi Oo Ku Qorneyd Luqadda Engalish-ka.<\/p>\n<p>Wariye Jamaal Max&#8217;ed Cismaan oo  u shaqeeya channel 4 oo jariirada The guardian ku qoray Warbixinta Aan Cidna Loogu Eexanin Laguna Soo Bandhigay Wariyayaasha Qaabka Qaabta Daran Oo Ay Uga Shaqeeyaan Warbaahinada Qaar Oo Uu Wariye Jamaal Ula Jeeday In Ay Nafsadooda Halis Ku Tahay Shaqadooda Ayaa Saxafiyiintaani Dacaayo Abuurta Ah U Fisirteen Qaab Qaldan Iyagoona Qaarka Aan Luqada Ingariisiga  Aqoon Markii Ay Weydiyaan Kuwa Kale Ee Xoogaa English Garanaya Ay Ugu Sheegayeen In Wariye Jamaal Uu Aflaagaado u gaysnaayo wariyayaasha ka howl gala caasimada Muqdisho Islamarkaana Ay Meeshii Ugu Biirayaan Kooxdii Beenta Isu Baheysatay Taasina Ay Sababayso Aqoon Darada Heysato Wariyayaashaasi<\/p>\n<p>Wariyayaashaasi Aan  aqoonta buuxda u lahayn mihnada saxaafadda Intoodii Badanna Ay Ahaayeen Saraakiil La Shaqeysa Nabad Sugida Oo Ku Dhex Dhuumanaya Saxaafada Si Ay U Cadaanin Shaqadooda Ayaa Warbixinta Uu Soo Qorey Wariye Jamaal Waxa Ay U Arkeen In Uu Fashilay Qaabka Ciidannimo Oo Ay U Shaqeeyaan Kadiba Ay yiraahdaan Wariye Jamaal Waa Wariye  Shabaabka Dhanka Iclaamka U Qaabilsan  Islamarkaana Ay Dooonayaan In Ay Fadeexadooda Ku Hoos Qariyaan.<\/p>\n<p>Wariyayaashaani U Shaqeeya Qaabka Ciidannimo Oo Maanta Dacaayadda Raqiista Ah Ka Fidiyay Wariyaha Xaqiiqda Looga Bartay Ee Jamaal Ayaa Intoodii Badan Waxa Ay Ahaayeen Kuwa Aan Aqoon Dheeraad Ah U Leheen Luqada Uu Jamaal Ku Soo Qorey Warbixinta Oo Ay Wariyayaasha Saxaafad Ku Gambadka Ah U Sheegeen In Uu Wariye Jamaal Warbixintiisa Uu Ku Dacaayadeenayo Wariyayaasha Soomaaliya Taasina Ay U Muuqato In Ay ka Caroodeen Waxa Runta Ah Ee Uu Ka sheegay wariye Jamaal Saxaafad Ku Gambadyada Ka Howlgala Muqdisho Halka wariyayaasha Maanta Beenta Loo Sheegayna Ay Warbaahinada Ka Hadleen Sheegeena In Ay U Gafeen Wariye Jamaal Kana Xun Yihiin Dacaayada Wariye Jamaal Ay Ka Fidinayaan Saxaafad Ku Gambadka U Shaqeenayaan Qaabka Ciidannimo Wariyihii Ay U Arkaana In Uu Ka Soo Horjeedo Qorshahoodana Ay Xabsiga Dhigayaan Maadaama Ay Intoodii Badan Yihiin Saraakiil La Shaqeeysa Nabad Sugida.      <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Ay Horey U Muuqatay In Ay Jiraan Suxufiyiin Ka Howlagala Warbaahinta Muqdisho Qaarkood Islamarkaana U Shaqeeya Qaab Ciidan Ayaa Maanta isa soo bax Ay samayeen wariyayaal Dhowr Ah kana howl gala Warbaahino Horey Looga Bartay Dacaayadeynta Saxafiyiinta Ay U Arkaan In Ay Sheegeyso Wararka Xaqiiqda Ah Islamarkaana Ay Iyagu Doonayaan In Ay Dhamaan Saxafiyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9920","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9920"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9920\/revisions\/9927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}