{"id":98963,"date":"2024-01-23T22:34:04","date_gmt":"2024-01-23T19:34:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=98963"},"modified":"2024-01-23T23:34:19","modified_gmt":"2024-01-23T20:34:19","slug":"jaaliyadaha-soomaalida-ee-dalka-mareykanka-oo-ka-hadley-xadgudubka-ethiopia-ee-badda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/01\/jaaliyadaha-soomaalida-ee-dalka-mareykanka-oo-ka-hadley-xadgudubka-ethiopia-ee-badda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jaaliyadaha Soomaalida ee Dalka Mareykanka oo Ka Hadley Xadgudubka Ethiopia ee Badda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Hishiiskii\u00a0 hor u dhaca ahaa ee ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhaliyey cabsi iyo xiisad siyaasadeed oo gilgishay dhamaan gayiga iyo dalalka ay Soomaalidu u hayaantay ee dunida iyadoo arigtiyo fara badan laga muujiyey.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Taariikhda dheer ee Itoobiya ay ku doonayso in mar uun ay hesho badd ayaa u asal ah in badi dadka Soomaaliyeed ay ka horyimadaan hishiiskaas is afgaradka ee lagu sheegay in saldhig ciidamo laga hirgalinayo magaaladda Lughaye ee xeebta badda cas ku taal oo ciidamada Itoobiya fadhiisin u noqon doonta sanado.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Qurba joogta ayaa magaalo walba ku qabtay qaarna qabanqaabadoodu socotaa isku soo baxyo iyo shirar kala duwan oo ay arintaas uga soo horjeedaan ,iyagoo mar walba qaba in Itoobiya ay tahay dal cadow ah horena u haystay dhul Soomaaliyeed mar walbana la sheego in siyaasada dalka ay ka dagi la dahay damacooda dhul &amp; baddeed oo ay ka lee yahiin dalka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Macalin Cabdulahi Cabdi ayaa HOL u sheegay in dadka dagan Gobolka Maine ee Soomaaliyeed oo cid walba isagu jirta ay isla qabaan hal fikrad oo ah in taako ka mida dhulkooda aan lagu badalin karin damac siyaasadeed oo xaqiiq ku dhisneen, ma jirto aduunka dad dhul iyo badd toona ku badashay aqoonsi aan run ahayn dhaxalkii ubadkooda iloobay ayuu yiri Coach Cabdulaahi.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxaa kulankaan khudbaddo kala duwan ka soo jeediyey aqoonyahanada gobolkaas oo ka hadlay qiimaha dhulka hooyo iyo siday muhiim u tahay difaacida iyo ka hor imaanshaha damaca Itoobiya ku rabto dhulka iyo badda Soomaaliyeed waxaa ka mid ahaa dadkii aadka uga hadlay arintaan Prof Saciid Ciise Maxamuud oo ka mida hogaamiyaasha &amp; aqoonyahanka Lewiston.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">DrCabdulahi Axmed oo Portland dagan,Cabdiraxmaan Cismaan oo waxgaradka Portland ka tirsan,Sh Saalax Maxamuud oo imaamka ah masaajidka Lewiston Auburn oo aad uga hadlay waajib in ay tahay in arimahaan si guud looga horyimaado,Dr Cabdifataax Axmed oo isaguna ka mida waxgaradka iyo Aqoonyanada ku tilmaamay hishiiskaas mid aan laga fiirsan lana turxaan bixin oo qatar wayn xabaarsan, dhanka haweenka ayaa iyagana waxaa khudbad qiiro leh ka jeedisay kulanka Ifrah Maxamed oo dagan Lewiston.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhalinyarada ayaa iyaguna ka hadlay kulankaan Maxamed Kaalid ayaa yiri dalkii ma joogno lakiin waxa baraha bulshada ka aragnay kana maqlay ayaa na dhibaya Itoobiya waxaan lee nahay ka joog baddeena iyo dhulkeena, ugu danabyntiina Cabdulahi Mire ayaa isaguna ka codsaday jaaliyadda in kuamada noocan oo kale oo mideeynaya dadka in la joogteeyo ilaa inta Itoobiya iyo Somaliland ay hishiiskaas hor u dhaca ah ay laalayaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ugu danayntiina Jaaliyaddu waxay halkaas ka aqriyeen war murtiyeed ay ku cadeenayaan in ay taageero buuxda uga soo horjeedaan in lagu xadgudubyada Itoobiya ku sameeysay madaxbanaanida dhulka Soomaaliyeed , ayna taageero u hayaan go&#8217;aanka dowladda Soomaaliyeed ka qaadatay arintaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Siyad S Salah,<br \/>\nHiiraan Online<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dagan Lawiston Auburn &amp; Portland ee Maine Maxay ka yiradeen badda\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ghuDVqjWwlc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hishiiskii\u00a0 hor u dhaca ahaa ee ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhaliyey cabsi iyo xiisad siyaasadeed oo gilgishay dhamaan gayiga iyo dalalka ay Soomaalidu u hayaantay ee dunida iyadoo arigtiyo fara badan laga muujiyey. Taariikhda dheer ee Itoobiya ay ku doonayso in mar uun ay hesho badd ayaa u asal ah in badi dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":98964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-98963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=98963"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":98990,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98963\/revisions\/98990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/98964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=98963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=98963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=98963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}