{"id":98941,"date":"2024-01-23T21:44:33","date_gmt":"2024-01-23T18:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=98941"},"modified":"2024-01-23T23:44:35","modified_gmt":"2024-01-23T20:44:35","slug":"xuska-sanad-guradii-31aad-ee-aas-aaska-dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-m-weyne-mustafe-cagjar-ka-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/01\/xuska-sanad-guradii-31aad-ee-aas-aaska-dawlad-deegaanka-soomaalida-oo-m-weyne-mustafe-cagjar-ka-hadley\/","title":{"rendered":"Xuska Sanad guradii 31&#8217;aad ee Aas Aaska Dawlad Deegaanka Soomaalida oo M\/weyne Mustafe Cagjar ka Hadley."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay waxa uu kaga hadlay Xuska Aasaaskii Dowlad degaanka Soomaalida oo markii u horreysay la xusayo, iyo ahmiyadda ay u leedahay shacabka degaanka Soomaalida in la xuso maalintan iyadoo wax badan laga baranayo taariikhdii uusoo maray degaanka Soomaalidu.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn ka hadlay Aasaaska Dowlad degaanka Soomaalida iyo waxa laga faa&#8217;iiday, isagoo xusay in waxa ugu horreeya ee taa laga faa&#8217;iiday ay ahayd in la isu keenay oo la isu soo ururiyo Soomaali badan oo ku kala firidhsanayd guud ahaan dalka Itoobiya, kaddibna la sameeyo Dowlad degaan Soomaalida gaar u ah oo iyagu ismaamulayaan, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa uu sheegay Madaxweynuhu in ujeedada xuskan loo qabanayo ee loo xusayo ay tahay in shacabka degaanka Soomaalidu dib u xasuusto taariikhdii uu degaanka Soomaalidu soomaray &#8221; Ujeeddada xuskani loo qabanayo waa in dib loo milicsado taariikhdii la soo maray, lagana barto cashiradii lagu mareeyn lahaa durruufaha maanta iyo wixii iman kara mustaqbalka &#8221; ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu qoraalkiisa ku xusay in 31kii sano ee uu degaanka Soomaalidu jiray ay shacabku la kulmeen xaalado kala duwan oo qaarkood aan lamahadin kuwaas oo shacabka degaanka ku reebay xanuun badan, sidaa oy tahay Madaxweynuhu waxa uu sheegay in inta badan Shacabka degaanku aysan rabin wakhti xaadirkan inay dib usoo laabato dhibaatooyinkii ay horey usoo mareen, isagoo xusay in shacabku maanta u baahan yahay waxay maanta haystaan wax ku sii darsadaan oo wixii hagaagsanna la sii xoojiyo, wixii aan hagaagsanaynna la hagaajiyo.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Madaxweyne Mustafe Cagjar waxa uu farriin u diray shacabka degaanka Soomaalida, isagoo yiri &#8221; aan taageerno wixii horay inoo wadaya, aan ka fogaano wixii dib inoo celinaya &#8220;.<\/p>\n<p>Sannadkii 1993dii bishii January 23keedii ayay aheyd markii la yagleelay Dowlad Degaanka Soomaalida, xilligaa waxaa Madaxweyne loo doortay Cabdullaahi Maxamed Sacdi, oo ahaa Madaxweynihii u horreeyay ee Dowlad degaanka Soomaalida, iyadoo caasimadda degaankuna ay ahayd wakhtigaa magaalada Godey, wakhti kaddib ayaa loo raray caasimadda magaalada Jigjiga oo hadda ah caasimadda Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Maanta oy taariikhu tahay 23 January 2024 ayaa markii u horreysay laga xusayaa xuskan guud ahaan Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay waxa uu kaga hadlay Xuska Aasaaskii Dowlad degaanka Soomaalida oo markii u horreysay la xusayo, iyo ahmiyadda ay u leedahay shacabka degaanka Soomaalida in la xuso maalintan iyadoo wax badan laga baranayo taariikhdii uusoo maray degaanka Soomaalidu. Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":98942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-98941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=98941"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":98996,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98941\/revisions\/98996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/98942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=98941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=98941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=98941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}