{"id":9887,"date":"2012-10-18T17:10:02","date_gmt":"2012-10-18T14:10:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9887"},"modified":"2012-10-19T00:41:14","modified_gmt":"2012-10-18T21:41:14","slug":"kooxo-ku-hubeysan-biskoolado-oo-caawa-oday-dhaqameed-ku-toogtay-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/kooxo-ku-hubeysan-biskoolado-oo-caawa-oday-dhaqameed-ku-toogtay-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Kooxo Ku Hubeysan Biskoolado Oo Caawa Oday Dhaqameed Ku Toogtay Magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>War deg deg ah: Oday dhaqameed Cawada lagu dilay Magaalada Kismaayo.<br \/>\nWararka Naga Soo Gaarayo Magaalada Kismaayo oo ay dhawaan Dowladaha Gacanta Siinayo Soomaaliya qabsadeen ayaa sheegay in halkaas cawa fiidkii lagu dilay mid ka mid ah Odaayasha dhaqanka ee magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Axmed Sheekh Oo Ah Oday dhaqameedka cawa lagu dilay Kismaayo waxaana la sheegay in rag hubaysan ay ku toogteen Xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo isagoo isla goobtii ku ay Nafta Kaga Baxday.<\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J\/hoose ayaa waxaa muddo sadex asbuuc ka hor qabsaday Ciidamada Kenya iyo Kuwa Soomaaliya <\/p>\n<p>Qabsashada Dowladaha Ikaashanaya Ay Qabsadeen Kismaayan wixii  ka dambeeyay Magaalada waxaa ka bilowday Dilal, Dhac, Kufsi iyo dhibaatooyin kale oo fara badan kuwaas oo afartii sano oo ay Shabaabul-Mujaahidiin ka talinayeen si weyn looga soo kabsaday Shacabkii Ku Dhaqnaa Halkaasina Ay Ku Nabad Qabeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War deg deg ah: Oday dhaqameed Cawada lagu dilay Magaalada Kismaayo. Wararka Naga Soo Gaarayo Magaalada Kismaayo oo ay dhawaan Dowladaha Gacanta Siinayo Soomaaliya qabsadeen ayaa sheegay in halkaas cawa fiidkii lagu dilay mid ka mid ah Odaayasha dhaqanka ee magaalada Kismaayo. Axmed Sheekh Oo Ah Oday dhaqameedka cawa lagu dilay Kismaayo waxaana la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9887","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9887"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9887\/revisions\/9892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}