{"id":98699,"date":"2024-01-16T23:39:09","date_gmt":"2024-01-16T20:39:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=98699"},"modified":"2024-01-16T23:40:05","modified_gmt":"2024-01-16T20:40:05","slug":"qarax-geystay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-qof-ismiidaamiyey-isku-soo-xirey-ayaa-ka-dhacey-degmada-xamarweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2024\/01\/qarax-geystay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-qof-ismiidaamiyey-isku-soo-xirey-ayaa-ka-dhacey-degmada-xamarweyne\/","title":{"rendered":"Qarax Geystay Dhimasho iyo Dhaawac oo Qof Ismiidaamiyey Isku Soo Xirey ayaa ka dhacey Degmada Xamarweyne.."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday, labo qofna way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay maqaayadda Alhindi oo kutaala degmada Xamarweyne.<\/p>\n<p>War kasoo baxay ciidanka booliiska ayaa lagu sheegay in qof naftii halliga ah oo ay eryanayeen ciidamada amniga ee dowladda uu isku qarxiyay bannaanka hore ee maqaayada AlHindi.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Booliiska ayaa sheegay in goobta ay wax ka dhacayn uu ka socdo baaritaan dhawaana la bixin doono faah faahin dhammeystiran.<\/div>\n<div align=\"justify\">Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkan, iyagoo sheegay in ay la beegsadeen goob ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan oo katirsan nabad sugidda iyo xubno kamid ah shaqaalaha wasaaradaha ee dowladda.Qarax sidaan oo kale ka dhacay maqaayadan sanadkii 2016 ayaa waxaa ku geeriyooday 5 qof, kadib markii gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu beegsaday.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Alhindi, waa maqaaxi caan ah oo kutaala degmada Xamar Wayne, taasoo dadku isugu yimaadaan, marar badanna waxaa halkaas taga askarta ciidanka dowladda .<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday, labo qofna way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay maqaayadda Alhindi oo kutaala degmada Xamarweyne. War kasoo baxay ciidanka booliiska ayaa lagu sheegay in qof naftii halliga ah oo ay eryanayeen ciidamada amniga ee dowladda uu isku qarxiyay bannaanka hore ee maqaayada AlHindi. Booliiska ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":98700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-98699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=98699"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":98702,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98699\/revisions\/98702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/98700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=98699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=98699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=98699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}