{"id":9857,"date":"2012-10-18T00:23:52","date_gmt":"2012-10-17T21:23:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9857"},"modified":"2012-10-18T00:23:52","modified_gmt":"2012-10-17T21:23:52","slug":"ku-dhawaad-10-askeri-kenyaan-ah-oo-ku-dhaawacmey-qarax-ka-dhacey-magaalo-xeebeedka-mombasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/ku-dhawaad-10-askeri-kenyaan-ah-oo-ku-dhaawacmey-qarax-ka-dhacey-magaalo-xeebeedka-mombasa\/","title":{"rendered":"Ku dhawaad 10 askeri  kenyaan ah oo ku dhaawacmey qarax ka dhacey magaalo xeebeedka MoMBASA."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta qarax ka dhacey magaalo xeebeedka muslimiintu u badanyihiin ee mombasa,dalka kenya iyadoona laga cabsi qabo kuwo kale oo hor leh,qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmey ku dhawaad 10 askeri.<\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaa dalka kenya kusoo noqnoqonaya,iyadoo xarakada alshabaabna ay ku goodiyeen ama ku hanjabeen in ay falal halis ku ah dalka kenya ay soo wadaan,hadii aysan dawlada kenya iskaga bixin ciida soomaaliya. <\/p>\n<p>Qaraxyadan ayaa imanaya iyadoo kenya hada codsaneyso in ciidamadeeda badda lagu daro AMISOM si ay lacago uga helaan dhaqaalaha ay bixiyaa dawladaha daneynaya soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta qarax ka dhacey magaalo xeebeedka muslimiintu u badanyihiin ee mombasa,dalka kenya iyadoona laga cabsi qabo kuwo kale oo hor leh,qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmey ku dhawaad 10 askeri. Qaraxyadan ayaa dalka kenya kusoo noqnoqonaya,iyadoo xarakada alshabaabna ay ku goodiyeen ama ku hanjabeen in ay falal halis ku ah dalka kenya ay soo wadaan,hadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9857","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9872,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9857\/revisions\/9872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}