{"id":9852,"date":"2012-10-17T23:13:25","date_gmt":"2012-10-17T20:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9852"},"modified":"2012-10-17T23:18:15","modified_gmt":"2012-10-17T20:18:15","slug":"augustine-mahiga-lixda-tiir-ee-uu-ku-dhawaaqay-gur-guurte-wax-weyn-baan-ka-qabandoonaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/augustine-mahiga-lixda-tiir-ee-uu-ku-dhawaaqay-gur-guurte-wax-weyn-baan-ka-qabandoonaa\/","title":{"rendered":"&#8221;Augustine Mahiga&#8221; Lixda Tiir Ee Uu Ku Dhawaaqay Gur Guurte Wax Weyn Baan Ka Qabandoonaa."},"content":{"rendered":"<p>Augustine Mahiga Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed soo saarey ku amaaney Xildhibaanada baarlamaanka taageeradaay siiyeen Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Farax Mr Saacid<\/p>\n<p> Mahiga Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Ansixinta iyo kalsooni siinta Raysawasaare Shirdoon ay tahay talaabo kale oo dheeraad ah taas oo markhaanti ka ah horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu kaloo Mahiga sheegay in xafiiska Qaramada Midoobey ee siyaasadda Soomaaliya ay ictiraafsan yihiin kalsoonida la siiyey Raysalwasaaraha, ayna tahay mid muujineysa hoggaamin wanaagsan, waxaana Raysalwasaaraha uu ugu baaqey in uu degdeg u soo dhiso Golihiisa xukuumadda, isagoona ku booriyay in ay dib u dhac ku imaanin.<\/p>\n<p>SRSG Xafiiska Qaramada mdioobey ee Siyaasadda Soomaaliya ayaa hoostaka xariiqey in ay si weyn ula shaqeyn doonaan, waxaana ay muhimadda saarayaan in la hirgeliyo lixda Tiir ee Uu ku dhawaaqey in ay wax ka qabanayaan Madaxweyne Gur Guurte.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Augustine Mahiga Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed soo saarey ku amaaney Xildhibaanada baarlamaanka taageeradaay siiyeen Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Farax Mr Saacid Mahiga Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Ansixinta iyo kalsooni siinta Raysawasaare Shirdoon ay tahay talaabo kale oo dheeraad ah taas oo markhaanti ka ah horumarka Soomaaliya. Waxa uu kaloo Mahiga sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9852","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9852"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9859,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9852\/revisions\/9859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}