{"id":9815,"date":"2012-10-16T00:00:56","date_gmt":"2012-10-16T00:00:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9815"},"modified":"2012-10-16T20:16:51","modified_gmt":"2012-10-16T20:16:51","slug":"dagaal-qasaaro-badan-gaarsiisay-ciidmada-amisom-iyo-kuwa-dowlada-soomaaliya-oo-ka-dhacay-duleedka-balidoogle-ee-gsh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/dagaal-qasaaro-badan-gaarsiisay-ciidmada-amisom-iyo-kuwa-dowlada-soomaaliya-oo-ka-dhacay-duleedka-balidoogle-ee-gsh-hoose\/","title":{"rendered":"Dagaal Qasaaro Badan Gaarsiiyey Ciidmada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya Oo Ka Dhacay Duleedka Balidoogle Ee G\/sh\/ Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Dagaallo Culus  oo ay ku tiro fara badan oo ka tirsan Ciidamada dowlada  iyo kuwa Amisom Qasaaro Ba an Ka Soo Gaartay ayaa maanta waxa uu ka dhacay duleedka Deegaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellada Hoose kadib markii halkaas weerar dhabagal ah oo xoogan ay.<br \/>\nCiidamada xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ugu galeen ayaa dagaal adag kala hortegay Ciidamada AMISOM  oo kasoo dhaqaaqay Balidoogle si uu kormeer ama Roondo halkaas ugu soo sameeyo iyadoo ay  halkaas si xoog leh la iskugu fara saaray.<\/p>\n<p>Dagaalka oo socday in ka badan Hal Saac ayaa waxaa ku dhintay tiro lagu qiyaasay labaatameeyo Ciidamadii AMISOM-ta ah sida ay noo Xaqiijiyeen Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Al-shabaab ee Jiida hore ee Dagaalka ku sugan iyadoo la gubay labo ka mid ah Gaadiidka dagaalka oo ay  wateen ciidmada amisom.<\/p>\n<p>Sidoo kale Gaari Nooca Dhaawaca qaada ah ee loo yaqaano Ambalaasta  oo ay ka buuxaan Dhaawacyo iyo Maydadka ciidmada amisom iyo kuwa dowlada soomaaliya oo si xowli ah u socday ayaa isaguna ku rogmaday wadada Laamiga ah ee soo gasha Balidoogle, halkaasi oo wixii saarna ay iyana meeshii dhibaato kale ka soo gaartay.<\/p>\n<p>Waa dagaalkii ugu cuslaa oo ka dhaca wadada Isku xirta Muqdisho iyo Afgooye tan iyo markii Ay Ciidamada AMISOM halkaas gaareen, waxaana arintaan ay dadka soo xusuusinaysaa Dagaalladii Cuslaa  ee Sanado ka hor ay xarakada Mujaahiint Al-shabaab halkaas kula geli jireen Ciidamadii Xabashida Ee Ithopia ahaa  ee iskaga kala socon jiray Muqdisho iyo gobolo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaallo Culus oo ay ku tiro fara badan oo ka tirsan Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom Qasaaro Ba an Ka Soo Gaartay ayaa maanta waxa uu ka dhacay duleedka Deegaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeellada Hoose kadib markii halkaas weerar dhabagal ah oo xoogan ay. Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ugu galeen ayaa dagaal adag kala hortegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9815","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9815"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9835,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9815\/revisions\/9835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}