{"id":9796,"date":"2012-10-16T00:18:44","date_gmt":"2012-10-16T00:18:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9796"},"modified":"2012-10-16T00:40:49","modified_gmt":"2012-10-16T00:40:49","slug":"shirkadda-hormuud-oo-barnaamijkeeda-evc-plass-cabasho-laga-muujinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/shirkadda-hormuud-oo-barnaamijkeeda-evc-plass-cabasho-laga-muujinayo\/","title":{"rendered":"SHIRKADA HORMUUD OO ADEEGEEDA EVC-PLUS CABASHO AAD U WEYN LAGA MUUJINAYO!!!."},"content":{"rendered":"<p>Shirkadda Hormuud oo ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee ugu waaweyn dalka soomaaliya ayaa mar hore waxey keentey barnaamij ay ugu dartey ZAAD service kaasoo lahaa damaanad iyo dukuminti ay ku cadyihiin milkiilaha iyo qofka leh dhaxalkiisa hadii ay ajeshu u timaado.<\/p>\n<p>Waxaana dad badan oo dhaqaallo yahano ahi ay kasoo horjeesteen Zaad service,iyadoo la cadeeyey loogana doodey shirar soomaalidu sameysey lana yiri waa weerar dhaqaalaha lagu soo qaadey lana rabo in lala wareego lacagaha naqadka ama noodhka loo yaqaan hawada iyo lambar meel ku qorana la rabo in soomaalida looga tago,kaasoo aadan meelna wax uga soo iibsan karin.<\/p>\n<p>Waqtigii Zaad waxaa xoog lahaa xarakada alshabaab isla markaana amarkoodu uu socdey ayaa fahamtey cabashada dhaqaalayahanka soomaaliya,iyagoo xadidey lacagaha lagu shubi karo numberka aad wadato ee tefoonka gacanta lagu qaato,ugu danbeyntiina waa la joojiyey gebi ahaantiis,waxeyna shirkada hormuud mar kale keentey mid lamid ah ama kasii liita dhinac walba ayna ugu magac dartey evc-plass,kaas oo dadku beryahan cabasho weyn ka muujinayeen,waxyaabaha dadku ka cabanayaan ayaa waxaa kamid ah:-<br \/>\n1 marka hore malahan damaanad ama meel loo raacayo hadii dhaqaaluhu kusoo ururo numbar xisaabeed meel ku qoran.<br \/>\n2 waxaa dad badan ka luma lacag ay direen ama loo soo direy.<br \/>\n3 wuxuu marar isxig xiga dirayaa labo goor lacagaha aad dirto.<br \/>\n4 wuxuu inta badan kuu sheegayaa fariimo been ah oo aan jirin.<br \/>\n5 lacagta kuugu jirta oo adan dirsan karin ama aadan isticmaali karin.<br \/>\n6 hadii lacagi kaaga qaldanto meel kale oo aadan sahal ku heleyn ama ay qaadaneyso 3cisho iyo wax kabadan.<br \/>\n7markii hore wuxuu ku koobnaa oo keliya $150 hadase waxey shirkada hormuud ka dhigtey$300 taas oo u muuqata in dhibaatadii hore u jirtey ee bulshada gudaha dalku sii badato,tii guud ahaan dhaqaalaha guud ee dalkana la rabo in si xawli ah loo xaabsado ama loo musalafiyo,dawlada soomaaliya ee maanta jirtaana kuma baraarugsana arimaha bulshada dhamaantood sidaas darteed ma furna difaaca shaqsiga ah mooyee wax kale,ee walboow naftaa nabiyoow umaddaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Hormuud oo ka mid ah shirkadaha ganacsiga ee ugu waaweyn dalka soomaaliya ayaa mar hore waxey keentey barnaamij ay ugu dartey ZAAD service kaasoo lahaa damaanad iyo dukuminti ay ku cadyihiin milkiilaha iyo qofka leh dhaxalkiisa hadii ay ajeshu u timaado. Waxaana dad badan oo dhaqaallo yahano ahi ay kasoo horjeesteen Zaad service,iyadoo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9796","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9796"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9810,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9796\/revisions\/9810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}