{"id":9787,"date":"2012-10-15T18:36:03","date_gmt":"2012-10-15T18:36:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9787"},"modified":"2012-10-15T22:09:12","modified_gmt":"2012-10-15T22:09:12","slug":"tababar-la-sheegey-in-lagu-caawinayo-booliska-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/tababar-la-sheegey-in-lagu-caawinayo-booliska-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furmey\/","title":{"rendered":"Tababar la sheegey in lagu caawinayo booliska soomaaliya oo muqdisho ka furmey."},"content":{"rendered":"<p>Tababar ay iska kaashanayaan booliska soomaaliya iyo kuwa amisom ayaa muqdisho uga furmey ilaa 40 askeri oo mudo toban cisho ah ka faa&#8217;iideysan doona,sida ay sheegeen madax ka kala socotey Amisom iyo boliska soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa waxaa muqdisho yimid bolis la sheegey in uu Amisom ka midyahey uuna booliska soomaaliya uu ka caawin doono dhinacyo badan sida denbi baarista,soo qabashada dadka hubeysan ee aan boliska soomaalidu soo qaban karin,taas oo ay dad badani u arkeen amase ay taheyba in la hareereeyey soomaaliya loona soo shaqo tagey,mar hadii la soo dhex galey booliskiina ay ku xigi doonto maxkamadaha oo ay booliska wada shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Xooga soomaaliya ayaa waxaa metela ciidamada Amisom oo hoos taga afrikan union,ciidamada nabadsugiduna waa Alfa group oo hoos taga mareykanka,booliskina waxaa ku darsadey AMISOM,bal hadaba waa su&#8217;aale soomaalida isleysey oo is aaminiweysey ma sidan ayaa ujeedadeedu ahey oo waxey maanta raali ka yihiin in iyagoo soo jeeda dalkooda lala wareego?<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababar ay iska kaashanayaan booliska soomaaliya iyo kuwa amisom ayaa muqdisho uga furmey ilaa 40 askeri oo mudo toban cisho ah ka faa&#8217;iideysan doona,sida ay sheegeen madax ka kala socotey Amisom iyo boliska soomaaliya. Dhawaan ayaa waxaa muqdisho yimid bolis la sheegey in uu Amisom ka midyahey uuna booliska soomaaliya uu ka caawin doono dhinacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9787","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9787"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9787\/revisions\/9802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}