{"id":9782,"date":"2012-10-15T00:19:55","date_gmt":"2012-10-15T00:19:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9782"},"modified":"2012-10-15T00:25:56","modified_gmt":"2012-10-15T00:25:56","slug":"dhalinyaro-lagu-eedeeyay-inay-xiriir-lalahaayeen-xarakada-al-shabaab-oo-maanta-ciidamada-nabad-sugida-ku-soo-bandhigeen-gobalka-shabellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/dhalinyaro-lagu-eedeeyay-inay-xiriir-lalahaayeen-xarakada-al-shabaab-oo-maanta-ciidamada-nabad-sugida-ku-soo-bandhigeen-gobalka-shabellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Lagu Eedeeyay Inay Xiriir Lalahaayeen Xarakada Al-shabaab Oo Maanta Ciidamada Nabad Sugida Ku Soo Bandhigeen Gobalka Shabellaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Howgal ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomalaiya ayaa waxaa lagu sooqab qabtay dhalinyaro lala xiriirinaayo in ay katirsannyihiin Al-Shabaab kaas oo ay kasameeyeen Ciidamadaan Dagamada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.<br \/>\nDhalinyarada lagu sooqab qabtay Howgalkaan ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 3-dhalinyaro ah kuwaas oo lasheegay markii lasooqabanaayay in ay wateen Baskoolado.<br \/>\nIntaasi kadib Ciidamadii sooqab qabtay dhalinyaradaan Su,aalo ay weeydiiyeen kadibuu mid kamid ah uu qirtay in uu yahay askarikatirsan Al-Shabaab halka labada kalana ay kasoo horjeesteen in nay katirsan yihiin Al-Shabaab.<br \/>\nWaxaana dhamaan ragaan ay ku eedeeyeen Ciidamada Dowlada in ay yihiin Al-Shabaab iyagoona carabka ku adkeeyay in ay yihiin amiiro katirsan Al-Shabaab kuwaas oo markiilasoo qabanaayay ay wateen Baskoolado.<\/p>\n<p>Taliyaha Hay\u201dada Nabad Sugida ee Gobolka Banaadir Qaliif Axmed Ereg oo halkaasi kula hadlay Saxaafada aya awaxa uu sheegay in ayqaarkood cadaatay in ay yihiin rag katirsan Al-Shabaab islamarkaana markii ay gacanta kusoodhigaayeen ay wateen Hub.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee qabasha dhalinyarada ay soo qabteen ciidamda nabad sugida ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli Amaanka gobalka sh\/hoose ay gacanta ka sii bexeyso halka maamulka gobalkaasi ay dhankooda sheegayaan in iminka leesku haleen karo guud ahaan amaanka Gobalka shabellaha hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howgal ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Soomalaiya ayaa waxaa lagu sooqab qabtay dhalinyaro lala xiriirinaayo in ay katirsannyihiin Al-Shabaab kaas oo ay kasameeyeen Ciidamadaan Dagamada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dhalinyarada lagu sooqab qabtay Howgalkaan ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 3-dhalinyaro ah kuwaas oo lasheegay markii lasooqabanaayay in ay wateen Baskoolado. Intaasi kadib Ciidamadii sooqab qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9782","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9782"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9785,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9782\/revisions\/9785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}