{"id":9762,"date":"2012-10-14T19:07:05","date_gmt":"2012-10-14T19:07:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9762"},"modified":"2012-10-14T19:07:05","modified_gmt":"2012-10-14T19:07:05","slug":"agaasimaha-nabadsugidda-qaranka-iyo-taliyaha-ciidanka-boliska-somaaliyed-oo-sheegey-in-ay-ciidamo-geynayaan-meelaha-alshabaab-laga-qabsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/agaasimaha-nabadsugidda-qaranka-iyo-taliyaha-ciidanka-boliska-somaaliyed-oo-sheegey-in-ay-ciidamo-geynayaan-meelaha-alshabaab-laga-qabsadey\/","title":{"rendered":"Agaasimaha nabadsugidda qaranka iyo taliyaha ciidanka boliska somaaliyed oo sheegey in ay ciidamo geynayaan meelaha alshabaab laga qabsadey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugida qaranka md axmed macalim fiqi oo uu wehliyo taliyaha ciidanka boliska soomaaliyed sharif shikhunaa maye ayaa kormeer ku tegey degmooyin ka tirsan gobolka sh\/hoose.<\/p>\n<p>Taliyayaasha hey&#8217;adaha amniga ayaa waxaa halkaa kusoo dhaweeyey amaanduulaha ciidamada xogga dalka soomaaliyed c\/kariim yussuf dhegabadan,isagoo sheegey in hey&#8217;adaha amniga laga rabo meeshii ciidamadu xoreeyaan in ay soo gaaraan si dhaqso ah.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha ayaa balan qaadey in ay ciidamo ka kala socda hey&#8217;adaha amniga sida nabadsugida iyo booliska,agaasimaha nabadsugida ayaa safar uu u raacey madaxweynaha soomaaliya dhawaan kasoo laabtey waana dublamaansi hore dalka soomaaliya u fadhiyi jirey dalka soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha hey&#8217;adda nabadsugida qaranka md axmed macalim fiqi oo uu wehliyo taliyaha ciidanka boliska soomaaliyed sharif shikhunaa maye ayaa kormeer ku tegey degmooyin ka tirsan gobolka sh\/hoose. Taliyayaasha hey&#8217;adaha amniga ayaa waxaa halkaa kusoo dhaweeyey amaanduulaha ciidamada xogga dalka soomaaliyed c\/kariim yussuf dhegabadan,isagoo sheegey in hey&#8217;adaha amniga laga rabo meeshii ciidamadu xoreeyaan in ay soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-9762","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9762"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9766,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9762\/revisions\/9766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}