{"id":97550,"date":"2023-12-20T20:33:25","date_gmt":"2023-12-20T17:33:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=97550"},"modified":"2023-12-21T00:03:02","modified_gmt":"2023-12-20T21:03:02","slug":"14-xubnood-ka-tirsanaa-kooxda-al-shabaab-oo-dawladda-itoobiya-sheegtay-in-ay-gacanta-ku-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/12\/14-xubnood-ka-tirsanaa-kooxda-al-shabaab-oo-dawladda-itoobiya-sheegtay-in-ay-gacanta-ku-dhigtay\/","title":{"rendered":"14 Xubnood ka Tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo Dawladda Itoobiya Sheegtay in ay Gacanta Ku Dhigtay."},"content":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Dowladda Itoobiya gaar ahaan Gudiga amniga ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay 14 xubnood oo katirsan kooxda Al Shabaab, kuwaas oo qorshaynayay inay falal ka fuliyaan Jigjiga iyo magaalooyin kale oo kamid ah Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Warkan oo lagu baahiyay Warbaahinnada kala duwan ee ku hadla Afka dowladda Itoobiya ee u horreyso EBC, ayaa lagu sheegay in kooxdan gacanta lagu dhigay uu watay ninka lagu magacaabo Cali Cabdi oo lagu naaneyso Macallin\u00a0Cali kaas oo lagu qabtay magaalada Moyaale xilli uu kasii baxayay dalka Itoobiya, Waxaana Warbixintan lagu sheegay in Macallin Cali uu isagu abaabul ballaaran kasameeyay gudaha degaanka Soomaalida, isagoo xubno badana ka dhex sameeyay isla gudaha degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Dowladdu waxa kale oo ay sheegtay in xubnahan katirsan kooxda Al Shabaab loosoo diray inay falal ka fuliyaan magaalooyinka waaweyn ee degaanka Soomaalida, sida magaalada Jigjiga, Fiiq ,Wardheer iyo Biki, balse inta aysan falalkii loo soo diray aysan fulin gacanta lagu dhigay iyagii iyo hubkii kala duwanaa ee ay wateen xubnahaasi ee la rabay in lagu weeraro magaalooyinkaasi, waa sida lagu sheegay Warbixinta ay soo saartay Dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Dowladdu waxay sheegtay in gacanta lagu soo dhigay hub kala duwan oo ay lahayd kooxda Al Shabaab oo isugu jiray 84 Ak ah, 10 nooc oo walxaha qarxa loo adeegsado iyo waliba 12 qori oo waawayn, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgallo ay si wada jir ah uga fuliyeen Ciidamada Amnigu Magaalooyinka Jigjiga, Wardheer, Higloley, Fiiq iyo Ma&#8217;eyso oo dhammaan katirsan Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya waxa kale oo ay sheegtay in degmada Gaashaamo oo katirsan Dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay waxyaabaha qaraxyada loo adeegsado oo laga soo galiyay dhinaca xadka ay Itoobiya la wadaagto Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo la rabay in dhibaatooyin kala duwan looga gaysto gudaha dalka Itoobiya, waa sida lagu yiri warka kasoo baxay Dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Dowladdu waxay sheegtay in xubnahan katirsan kooxda Al Shabaab ee gacanta lagu dhigay ay isticmaalayeen Aqoonsiyo iyo Baasabooro been abuur ah, kuwaas oo u sahlay inay dalka kusoo galaan, inkastoy Dowladdu sheegtay in la fashiliyay ka hor intii aysan fulin xubnahani qorshihii iyo falalkii ay ka samayn lahaayeen gudaha dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa soo bandhigtay sawirada Cali Cabdi ( Macallin Cali ) iyo hubkii kala duwanaa ee ay qabatay Dowladdu, inkastoo aysan Dowladdu soo bandhigin sawirada xubnaha kale ee lala qabtay Macallin Cali.<\/p>\n<p>Dowlad degaanka Soomaalida ayaa horey u sheegay in xilligii munaasabadda Qowmiyaduhu ka socotay magaalada Jigjiga la qabqabtay xubno ay ku eedeeyeen inay khalkhal galinayeen amniga degaanka Soomaalida, kuwaas oo Xukuumadda degaanku ay sheegtay in macal hubkoodii la isla qabtay.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War ka soo baxay Dowladda Itoobiya gaar ahaan Gudiga amniga ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay 14 xubnood oo katirsan kooxda Al Shabaab, kuwaas oo qorshaynayay inay falal ka fuliyaan Jigjiga iyo magaalooyin kale oo kamid ah Dowlad degaanka Soomaalida. Warkan oo lagu baahiyay Warbaahinnada kala duwan ee ku hadla Afka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":97551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-97550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97550"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97594,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97550\/revisions\/97594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}