{"id":9725,"date":"2012-10-13T00:00:00","date_gmt":"2012-10-13T00:00:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9725"},"modified":"2012-10-13T20:53:53","modified_gmt":"2012-10-13T20:53:53","slug":"wakiilkii-al-shabaaab-u-qaabilsanaa-gobolka-banaadir-oo-maanta-xilka-laga-qaaday-loona-magacaabay-mid-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/wakiilkii-al-shabaaab-u-qaabilsanaa-gobolka-banaadir-oo-maanta-xilka-laga-qaaday-loona-magacaabay-mid-cusub\/","title":{"rendered":"Wakiilkii Al-shabaaab U Qaabilsanaa Gobolka Banaadir Oo Maanta Xilka Laga Qaaday Loona Magacaabay Mid Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada shabaab xafiiskeeda Siyaasada  gobolada  ayaa maanta si rasmi ah isbadal dhanka Maamulka ah ugu sameeyay maamulka gobolka banaadir iyadoo la badalay gudoomiyihii  hore lana magacaabay gudoon  Cusub oo Shaqada halkeedii ka sii wadi doono<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Xafiiska Siyaasada Al-Shabaab oo ay heleen warbaahinta ayaa Waxaa maanta la badalay Sh.Maxammed Xassan Cumar &#8220;Abu Cabdi Raxmaan&#8221; oo ahaa wakiilka G\/ Banaadir, ee al-shabaab waxaana lagu badalay Sh.Cali Maxammed Xusseen &#8220;Sh. Cali Jabal&#8221; oo isagu mar ku dhawaad saddex sano hore soo hayay wakiilnimada Banaadir ee al-shabaab.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa u qornaa sidan<br \/>\nin Sh. Abu Cabdi Raxmaan mudadii uu xilka Wilaayada hayay uu Shaqo wanaagsan soo qabtay, Wixii ka dambeeya Maanta oo Sabti ah  28-11-1433H kuna beegan 13-10-2012  uu Sh.Cali Maxammad Xuseen &#8221; Sh.Cali Jabal&#8221; uu shaqada la wareegi doono si uu halkiisa  uga sii amba-qaado halganka Jihaadka ah ee ay Muslimiintu kaga soo horjeedaan Cadawga ku habsaday Wilaayada Banaadir.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii sidan oo kale  Isbadal dhanka Maamulka ah lagu sameeyay Gobolka  Galgaduud oo loo Magacaabay Sh.Xassan Yacquub Cali  &#8220;Waaligii Degmada Kismaayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada shabaab xafiiskeeda Siyaasada gobolada ayaa maanta si rasmi ah isbadal dhanka Maamulka ah ugu sameeyay maamulka gobolka banaadir iyadoo la badalay gudoomiyihii hore lana magacaabay gudoon Cusub oo Shaqada halkeedii ka sii wadi doono Bayaan kasoo baxay Xafiiska Siyaasada Al-Shabaab oo ay heleen warbaahinta ayaa Waxaa maanta la badalay Sh.Maxammed Xassan Cumar &#8220;Abu Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9725","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9725"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9741,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9725\/revisions\/9741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}