{"id":9671,"date":"2012-10-13T16:23:15","date_gmt":"2012-10-13T16:23:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9671"},"modified":"2012-10-13T21:02:30","modified_gmt":"2012-10-13T21:02:30","slug":"ciidamada-huwanta-amisom-oo-la-wareegey-gacan-kuheynta-deg-yaaqbariweyne-ee-gobolka-shabhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/ciidamada-huwanta-amisom-oo-la-wareegey-gacan-kuheynta-deg-yaaqbariweyne-ee-gobolka-shabhoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada huwanta Amisom oo la wareegey gacan kuheynta deg.yaaqbariweyne ee gobolka shab\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Waxa ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gob\/shabeelada hoose in lagala wareegey gacan ku heynta deg.yaaqbariweyne xarakada alshabaab oo hore u maamuli jirtey inta badan degmooyin ka tirsan gob\/shabelada hose.<\/p>\n<p>Xakada alshabaab ayaa ku tilmaamey la wareegida deegaano badan oo lagala wareegey in ay uga baxeen xeelad dagaal guushuna ay iyaga u danbeyndoonta,isla markaana ay joogaan meel kasta oo ay gaalada soo duushey ay leeyihiin waan qabsaney waa sida ay hadalka u yiraahdeene.<\/p>\n<p>Ma ahan markii ugu horeysey ee degmooyin lagala wareego xarkada alshabaab,balse la wareegida yaaqbariweyne ayaa imaneysa markii ay ciidamada huwantu sheegeen in ay la wareegeen garoonka balidoogle oo ah garoon istaraaji u ah ciidamada iyo degmooyinka uu ka koobanyahey gobolka sh\/hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gob\/shabeelada hoose in lagala wareegey gacan ku heynta deg.yaaqbariweyne xarakada alshabaab oo hore u maamuli jirtey inta badan degmooyin ka tirsan gob\/shabelada hose. Xakada alshabaab ayaa ku tilmaamey la wareegida deegaano badan oo lagala wareegey in ay uga baxeen xeelad dagaal guushuna ay iyaga u danbeyndoonta,isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9671","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9671"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9743,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9671\/revisions\/9743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}