{"id":963,"date":"2011-05-25T15:23:36","date_gmt":"2011-05-25T15:23:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=963"},"modified":"2011-05-25T15:23:36","modified_gmt":"2011-05-25T15:23:36","slug":"radio-shabeelle-oo-bilowday-u-baneynta-hantida-shacabka-muslimiinta-ee-suuqa-bakaaraha-ku-sugan-ciidamada-shisheeye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/radio-shabeelle-oo-bilowday-u-baneynta-hantida-shacabka-muslimiinta-ee-suuqa-bakaaraha-ku-sugan-ciidamada-shisheeye\/","title":{"rendered":"Radio Shabeelle Oo Bilowday U Baneynta Hantida Shacabka Muslimiinta ee Suuqa Bakaaraha Ku Sugan Ciidamada Shisheeye"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Shabelle.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-964\" title=\"Shabelle\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Shabelle-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Shabelle-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Shabelle.jpg 395w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Idaacada Shabeelle ayaa bilowday baahinta warar ku aadan in daarah Suuqa Bakaaraha ay ka dagaalamayaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaas oo ay ku doonayaan in ay u xalaaleeyaan ciidamada shisheeye boobista hantida taal suuqa Bakaaraha<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa waxaa baahiyey shaqsi lagu sheegay in uu yahay Agaasimo ku Xigeenka Radio Shabeelle oo la yiraahdo Xasan Fantastic wuxuu xilliguu hadalayay uu sheegay in daarta dheer ee shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay ka dagaalamayaan xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab isagoona Xilligaasi sheegay in Dabaqa Shirkadda Hormuud ay hub ka soo ridayaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaas oo mid borobogaanda ah shabeellana ay ku dooneyso in la boobo Hantida Shacabka Muslimiinta ah u yaal Suuqa Bakaaah lana Burburiyo Daaraha Suuqa Bakaaraha ku yaal iyagoona xilligaas la shaqeynayo ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\" face=\"Gill Sans MT\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Gill Sans MT;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Idaacada Shabeelle ayaa bilowday baahinta warar ku aadan in daarah Suuqa Bakaaraha ay ka dagaalamayaan Mujaahidiinta Al Shabaab arintaas oo ay ku doonayaan in ay u xalaaleeyaan ciidamada shisheeye boobista hantida taal suuqa Bakaaraha Hadalkaan ayaa waxaa baahiyey shaqsi lagu sheegay in uu yahay Agaasimo ku Xigeenka Radio Shabeelle oo la yiraahdo Xasan Fantastic wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-963","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=963"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":969,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/963\/revisions\/969"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}