{"id":95965,"date":"2023-11-07T01:25:00","date_gmt":"2023-11-06T22:25:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=95965"},"modified":"2023-11-07T01:36:25","modified_gmt":"2023-11-06T22:36:25","slug":"fatahaado-baahsan-oo-ka-dhashey-roobabka-deyrta-ayaa-saameeyey-inta-badan-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/11\/fatahaado-baahsan-oo-ka-dhashey-roobabka-deyrta-ayaa-saameeyey-inta-badan-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Fatahaado Baahsan oo Ka Dhashey Roobabka Deyrta ayaa Saameeyey Inta Badan Gobollada Gedo iyo Baay."},"content":{"rendered":"<p>Roobabkii dayrta ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay si xoog leh uga da&#8217;ay deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Gedo iyo Baay, taasoo sii kordhisay saamaynta ay geysteen roobabku.<\/p>\n<p>Wabiyada oo buux dhaafiyay iyo kor u kaca biyaha ayaa ah mid si caadi ah loo arkay, taasoo keentay in boqollaal qoys ay ka barakacaan deegaannadii ay ku noolaayeen iyo kuwa kale oo weli ku xayiran meelaha ay dhibaatadu ka dhacday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Baardheere, Maxamed Wali Yuusuf Koorax ayaa sheegay inay dhibaatooyin badan ka dhasheen roobabka dayrta ee sida joogtada u da&#8217;aya, kuwaas oo aan saameyn ku yeelan gobolka Gedo oo keliya, balse sidoo kale saameeyay gobollada deriska la ah.<\/p>\n<p>Roobabkan oo aan kala joogsi lahayn ayaa sababay daadad soo rogmaday, kuwaasoo geystay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo baaxad leh, iyadoo ay sababeen barakaca qoysas badan.<\/p>\n<p>Wuxuu si deg deg ah ugu baaqay dowladda iyo maamulka Jubaland in gurmad deg deg ah lala soo gaaro qoysaska dhibaatadu soo gaartay.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan xaafado ka tirsan degmada Baardheere waxaa saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle, taasoo keentay in dad badan ay ka barakacaan gobolka Gedo. Gargaar degdeg ah waa codsigeena,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka dhacay fatahaado xooggan oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo xaafado badanna ay noqdeen kuwo aan la geli karin, isla markaana sababay barakaca dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Senator Adam C\/naasir oo Aqalka Sare u matalaya Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ku baaqay in Dowladda Federaalka iyo Hay\u2019adaha Caalamiga ah gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p>Daadad ka soo rogmaday isha Baydhabo ayaa gudaha u galay xaafadaha Magaalada\u00a0 Baydhabo waxaana dumay guryo badan oo dad shacab ah ay deganaayeen, barakac xoogleh ayaana maanta ka jira xaafadaha qaar sida uu maamulku sheegay.<\/p>\n<p>Waddada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa ka go&#8217;day deegaan lagu magacaabo Jameeco oo u dhaw Buur-hakaba, waxaana halkaas ku go&#8217;doonsan gaadiidkii dadweynaha ee labada magaalo u kala safrayey.<\/p>\n<p>Guddiga gurmadka Koonfur galbeed oo warbixin kasoo saaray roobabka, ayaa dadka ugu baaqay inay ka feejigaanaadaan meelaha qatarta leh. Waxayna dadka ugu baaqeen inay guryahooda ku sugnaadaan inta ay daadadku socdaan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobabkii dayrta ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay si xoog leh uga da&#8217;ay deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Gedo iyo Baay, taasoo sii kordhisay saamaynta ay geysteen roobabku. Wabiyada oo buux dhaafiyay iyo kor u kaca biyaha ayaa ah mid si caadi ah loo arkay, taasoo keentay in boqollaal qoys ay ka barakacaan deegaannadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":95966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-95965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=95965"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95965\/revisions\/95977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=95965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=95965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=95965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}