{"id":9561,"date":"2012-10-08T20:57:33","date_gmt":"2012-10-08T20:57:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9561"},"modified":"2012-10-08T22:09:19","modified_gmt":"2012-10-08T22:09:19","slug":"dowlada-uganda-oo-maanta-21-madfac-qalqal-galisay-madaxweyne-xasan-sheekh-soo-dhawey-kaga-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/dowlada-uganda-oo-maanta-21-madfac-qalqal-galisay-madaxweyne-xasan-sheekh-soo-dhawey-kaga-dhigtay\/","title":{"rendered":"Dowlada Uganda Oo 21 Madfacoo Qal Qal Galisay Madaxweyne Xasan Sheekh Uriday Ugana Dhigtay Soo Dhaweyn."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Gur-guurte Ayaa maanta Kadib Markii Uu ka duulay garoonka muqdisho una kictamay dhankaa iyo dalka Uganda ayaa waxaa lagu soo dhaweyey madaafiic Qalqalgalisay islamarkii uu ka soo dagay diyaarada<\/p>\n<p>Mr.gur guurte Ayaa Sida La Sheegay Markii Uu Maqlay Madaafiicdii Soo Dhaweynta Loogu Dhigay Uu Gadaal U Cararay isagoo ay naxdin galisay dhawaqa madaaficdaasi ay ka dul rideen ciidamada dalka Uganda Oo la Sugayay inta uu diyaarada ka soo dagayo<\/p>\n<p>Madaafiicda maanta laga dulriday madaxweynaha soomaaliya cabsina ku abuurtay ayaa shacabka soomaaliyeed waxa ay isweydinayaan sababaha ka dambeyso in ay dowlada Uganda Ku Soo Dhaweyso Madaafiicdaasi Gaareysay Ilaa Iyo 21-gantaal.?<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Gur-guurte Ayaa maanta Kadib Markii Uu ka duulay garoonka muqdisho una kictamay dhankaa iyo dalka Uganda ayaa waxaa lagu soo dhaweyey madaafiic Qalqalgalisay islamarkii uu ka soo dagay diyaarada Mr.gur guurte Ayaa Sida La Sheegay Markii Uu Maqlay Madaafiicdii Soo Dhaweynta Loogu Dhigay Uu Gadaal U Cararay isagoo ay naxdin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9561","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9561"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9567,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9561\/revisions\/9567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}