{"id":956,"date":"2011-05-25T15:14:15","date_gmt":"2011-05-25T15:14:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=956"},"modified":"2011-05-25T15:14:15","modified_gmt":"2011-05-25T15:14:15","slug":"korneel-barre-aadan-shire-barre-hiiraale-oo-wali-ku-xanuunsanaya-xabsi-ay-heystaan-ciidamada-cadowga-ee-eithopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/korneel-barre-aadan-shire-barre-hiiraale-oo-wali-ku-xanuunsanaya-xabsi-ay-heystaan-ciidamada-cadowga-ee-eithopia\/","title":{"rendered":"Korneel Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) Oo Wali Ku Xanuunsanaya Xabsi Ay Heystaan Ciidamada Cadowga Ee Eithopia"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/barrehiraale2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-957\" title=\"barrehiraale\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/barrehiraale2-204x300.jpg\" alt=\"\" width=\"204\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/barrehiraale2-204x300.jpg 204w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/barrehiraale2.jpg 250w\" sizes=\"auto, (max-width: 204px) 100vw, 204px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Barre Hiiraale oo muddo ka badan 45 cisho oo u qafaalan dowladda Cadowga ee Eithopia ayaa laga soo deyrinayaa Xaaladiisa Caafimaad iyo mida nololeed mana jirta wax ay u qabteen hogaanka TFG-da uu ka tirsan yahay Barre Hiiraale waxaana horay baaqyo u jeediyay Odoyaasha ku beesha ah Barre Hiiraale oo ugu baaqay Dowladda Cadaowga ah ee Eithopia in ay soo daayaan Barre Hiiraale<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large; color: #007f00;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Warar is qilaafsan ayaa ka soo baxaya qafaalka K\/Barre Hiiraale ee dowladda Cadowga Eithopia ay ku heysato<\/p>\n<p>Warar ay heshay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com ayaa sheegaya in Barre Hiiraale loo heysto dilkii Mujaahdiinta Al Shabaab ay u geysteen horjoogaha Kooxda Ahlu Sunah ee gobolka Gedo Xasan Qoryooley oo ay ku eedeenayaan ayaga in uu ka dambeeyay Korneen Barre Hiiraale<\/p>\n<p>Halka Warar kalana ay sheegayaan in Barre Hiiraale uu dharbaaxay horjoogaha ciidamada Cadowga Eithopia ee ku sugan qeybo ka tirsan gobolka Gedo<\/p>\n<p>K\/Barre Hiiraale ayaa wuxuu ka mid ahaa qabqablayaashii dagaalka waxaana hada markii la qafaalayay uu ka tirsanaa xildhibaanada TFG-da waxaana la yaab leh in xildhibaan ka tirsan TFG-da oo ay qafaalatay Dowladda Cadowga ee Eithopia ayna ka hadlin hogaanka ugu sareeya TFG-da oo sheeganaya Dowladnimo<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: small;\">\u00a0<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\" face=\"Gill Sans MT\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Gill Sans MT;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barre Hiiraale oo muddo ka badan 45 cisho oo u qafaalan dowladda Cadowga ee Eithopia ayaa laga soo deyrinayaa Xaaladiisa Caafimaad iyo mida nololeed mana jirta wax ay u qabteen hogaanka TFG-da uu ka tirsan yahay Barre Hiiraale waxaana horay baaqyo u jeediyay Odoyaasha ku beesha ah Barre Hiiraale oo ugu baaqay Dowladda Cadaowga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-956","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":961,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/956\/revisions\/961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}