{"id":9543,"date":"2012-10-08T14:57:34","date_gmt":"2012-10-08T14:57:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9543"},"modified":"2012-10-08T14:57:34","modified_gmt":"2012-10-08T14:57:34","slug":"madaxweyne-xasan-sh-maxuud-guur-guurte-oo-maanta-ka-duulay-muqdisho-una-duulay-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/madaxweyne-xasan-sh-maxuud-guur-guurte-oo-maanta-ka-duulay-muqdisho-una-duulay-uganda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sh.MAx&#8217;uud Guur Guurte Oo Maanta Ka Duulay  Muqdisho Una Duulay Uganda"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/xassan_shiikha.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/xassan_shiikha.jpg\" alt=\"\" title=\"xassan_shiikha\" width=\"512\" height=\"353\" class=\"alignnone size-full wp-image-9546\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/xassan_shiikha.jpg 512w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/xassan_shiikha-300x206.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><br \/>\nXassan Shiikh Maxamuud Guur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Uganda.<br \/>\nSafarka Madaxweynaha ayaa noqonayaa kii u horeeyey ee dalka dibadiisa ku tago tan iyo markii loo doortey Madaxweynaha Soomaaliya .<\/p>\n<p>Sidoo Kale Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira in uu ka qaybgalo dabaaldega iyo xuska loo samaynayo maalinta xoriyada ee dalka Uganda, taas oo 50 sano jirsatey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa horey u sii raacey qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Lataliyaal iyo weliba shaqaalaha Madaxtooyada xubno ka socda.<\/p>\n<p>50 guurada ka soo wareegtey maalinta xoriyadda Uganda waxaa ka soo qaybgalaya Madax ka kala socota caalamka, oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dalka Masar ee shacabku soo doortey Maxamed Mursi.<\/p>\n<p>Dowlada  Uganda waxaa ka jooga Soomaaliya ciidanka u badan ee ka socda Midowga Afrika, waxaana uu safka hore kaga jiraa dalalka muddooyinkan danbe saameynta kuleh siyaasadda Soomaaliya Iyo Waliba Dagaalada Ka Oloolsan Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xassan Shiikh Maxamuud Guur Guurte Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Uganda. Safarka Madaxweynaha ayaa noqonayaa kii u horeeyey ee dalka dibadiisa ku tago tan iyo markii loo doortey Madaxweynaha Soomaaliya . Sidoo Kale Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira in uu ka qaybgalo dabaaldega iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9543","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9548,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9543\/revisions\/9548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}