{"id":9531,"date":"2012-10-07T23:00:44","date_gmt":"2012-10-07T23:00:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9531"},"modified":"2012-10-08T14:48:09","modified_gmt":"2012-10-08T14:48:09","slug":"puntland-oo-si-shaki-kujiro-usoo-dhaweysey-raiisalwasaare-dr-cabdi-faarax-shirdoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/puntland-oo-si-shaki-kujiro-usoo-dhaweysey-raiisalwasaare-dr-cabdi-faarax-shirdoon\/","title":{"rendered":"Puntland oo si shaki kujiro usoo dhaweysey ra&#8217;iisalwasaare dr cabdi faarax shirdoon."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Faroole-300x207.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/Faroole-300x207.jpg\" alt=\"\" title=\"Faroole-300x207\" width=\"300\" height=\"207\" class=\"alignnone size-full wp-image-9538\" \/><\/a><br \/>\nIyadoo in mudo ah leysla dhexmarayey warar sheegayey in m\/weyne faroole ku hanjabey in hadii aan ra&#8217;iisalwasaare la siin puntland uu ka go&#8217;i doono soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa maanta kasoo baxey madaxtooyada puntland war madmadow ku jiro oo sheegaya in puntland bal eegeyso sida ra&#8217;iisalwasaarahan la magacaabey wax u qeybiyo,marka laga hadlayo deeqaha dunida ka yimaad iyo kheyraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulka hoostiisa ee ciida soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntland oo sameysatey gobolo u gaar ah ayaan wax canshuuro ah usoo xareyn dawlada dhexe iyadoo isla markaana xil iyo xoolo doon ah,dawladihii kmg ahaana ku noqotey laf dhuun gashey,hase yeeshee waxey maanta u muuqataa in ay iyaduna raacdey xukuumadihii lagu meelgaarey,leyskana tuurey,sababtoo ah warka c\/raxmaan faroole sidan wuu ka caddaan jirey,carabkiisuuna marka hore wax ku weerari jirey,balse aan aragno sida xaalku ku danbeeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo in mudo ah leysla dhexmarayey warar sheegayey in m\/weyne faroole ku hanjabey in hadii aan ra&#8217;iisalwasaare la siin puntland uu ka go&#8217;i doono soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa maanta kasoo baxey madaxtooyada puntland war madmadow ku jiro oo sheegaya in puntland bal eegeyso sida ra&#8217;iisalwasaarahan la magacaabey wax u qeybiyo,marka laga hadlayo deeqaha dunida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9531","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9531"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9540,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9531\/revisions\/9540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}