{"id":95214,"date":"2023-10-15T23:07:36","date_gmt":"2023-10-15T20:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=95214"},"modified":"2023-10-16T00:27:27","modified_gmt":"2023-10-15T21:27:27","slug":"raiisal-wasaaraha-ethiopia-abyi-ahmed-oo-ku-hanjabey-in-aaney-bad-laaan-sii-ahaan-doonin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/10\/raiisal-wasaaraha-ethiopia-abyi-ahmed-oo-ku-hanjabey-in-aaney-bad-laaan-sii-ahaan-doonin\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaaraha Ethiopia Abyi Ahmed oo ku Hanjabey in aaney Bad La&#8217;aan Sii Ahaan Doonin."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>\u00a0Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo kulan la yeeshay Baarlamaanka dalkiisa ayaa waxa uu sheegay inay muhiim tahay inay midoobaan dalalka geeska Afrika sida Jabuuti, Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritariya si awood buuxda looyeesho, isagoo xusay in haddii ay dowladahani midoobaan ay noqon lahaayeen dal wayne sida Ruushka iyo Shiinaha oo kale ah oo aan cid kale u baahnayn.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Dhinaca kale mar uu ka hadlayay damaca Itoobiya ee ah in bad uu yeesho dalka Itoobiya waxa uu Abiyi Axmed sheegay in arrinta badda cas ay u baahan tahay wadahadal dheer oo Itoobiya la yeelato dalalka deriska la ah dalka Itoobiya, isagoo sidoo kale xusay in arrimahaa badda haddii lasoo hadal qaado ama laga hadlo aysan keenayn isku dhac ama khilaaf, waxa uuna carrabka ku adkeeyay in marnaba uusan dalkiisu diyaar u ahayn khilaaf ama isku dhac ka dhasha arrimaha badda cas.<\/p>\n<p>&#8221; Jabuuti waxaa maalgashaday Shiinaha, Berbarana waxaa maalgashaday Imaaraadka, sidoo kale Muqdishana waxaa maalgashaday Turki, haddaba dalalkaasiba dekadahaas ayay maalgashadeen ee maxaa Itoobiyana u diidaya inay sidaa oo kale maalgashi u samayso oo ay dekad maalgashato&#8221; ayuu yiri Abiyi Axmed.<\/p>\n<p>Haddaba si maalgashigaasi ugu hirgalo Itoobiya waxa uu Abiyi Axmed sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay inuu bixiyo saamiyada Biyo xidheenka Abay, Shirkadda Duyllimaadyada Itoobiya iyo Isgaarsiinta Itoobiya &#8221; Annagu haddii aanu maalgashano dekadaha Saylac, Asab iyo kuwo kale idinkuna kaalaya maalgashada Biyo xidheenka Abbay oo saamiga boqolkiiba 30 ama 20 qaata, ama Shirkadda Duullimaadka Itoobiya sidoo kale boqolkiiba 30 ama 20 saamiga qaata oo anagana dekad nasiiya&#8221; ayuu yiri Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, waxa uu xusay Abiyi Axmed inaysan macquul ahayn in dal 120 milyan ah oo sannado kaddibna ku dhawaanaya ama ka badanaya ilaa 150 milyan oo qof ay bad la&#8217;aan sii ahaadaan, isagoo xusay in si nabad ah oo aan khilaaf iyo iskudhac aysan ku jirin ay Itoobiya u raadsanayso xuquuqdeeda oo ay ku jirto sidii ay bad u heli lahayd, waa sidoo hadalka u dhigay Abiyi Axmed oo ah Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa ah dal muddo dheer aan wax bad ah lahayn iyadoo bad uu dalkaasi yeesho ugu dambaysay wakhtigii ay Eritariya kamid ahayd dalka Itoobiya, dalka Itoobiya waxa uu hadda isticmaalaa dekadda Jabuuti oo wixii ay Itoobiya dhoofinayso ama lasoo degayso waxay Itoobiya isticmaashaa dekadaa Jabuuti.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo kulan la yeeshay Baarlamaanka dalkiisa ayaa waxa uu sheegay inay muhiim tahay inay midoobaan dalalka geeska Afrika sida Jabuuti, Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritariya si awood buuxda looyeesho, isagoo xusay in haddii ay dowladahani midoobaan ay noqon lahaayeen dal wayne sida Ruushka iyo Shiinaha oo kale ah oo aan cid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":95215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-95214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=95214"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":95230,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/95214\/revisions\/95230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=95214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=95214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=95214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}