{"id":94918,"date":"2023-10-07T21:36:19","date_gmt":"2023-10-07T18:36:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=94918"},"modified":"2023-10-07T21:41:17","modified_gmt":"2023-10-07T18:41:17","slug":"hoggaamiyaha-ssc-khaatumo-oo-r-wasaare-xamze-xafiiskiisa-kula-kulmey-iyo-waxa-ay-kawada-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/10\/hoggaamiyaha-ssc-khaatumo-oo-r-wasaare-xamze-xafiiskiisa-kula-kulmey-iyo-waxa-ay-kawada-hadleen\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo R\/wasaare Xamze Xafiiskiisa kula Kulmey iyo waxa ay kawada hadleen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), kaasoo Muqdisho ku tagay casuumaad rasmi ah oo dowladdu u fidisay.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Bayaan kooban oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu sheegay, in ra&#8217;iisul Wasaaruhu ka dhageystay hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta deegaanada SSC- Khaatumo.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Xukuumadda\u00a0 Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo in wixii khilaafa ee jira lagu xalliyo wada-hadal.<\/p>\n<p>Waa kulankii ugu horreeyay ee dhexmara hoggaamiyaha SSC- Khaatumo iyo raysal wasaaraha dalka. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu la kulmo, sida ay sheegayaan ilo xog ogaal ah.<\/p>\n<p>Xildhibaano kasoo jeeda waqooyiga Soomaaliya (Somaliland) ayaa kasoo horjeestay habka ay dowladdu usoo dhoweysay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo. Waxayna aaminsan yihiin in arrintaan ay saamayn ku yeelan karto wadahadalada dhexmaridoono Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), kaasoo Muqdisho ku tagay casuumaad rasmi ah oo dowladdu u fidisay. Bayaan kooban oo kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha ayaa lagu sheegay, in ra&#8217;iisul Wasaaruhu ka dhageystay hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda ka jirta deegaanada SSC- [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":94919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-94918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94918"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94918\/revisions\/94925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}