{"id":94821,"date":"2023-10-04T23:16:42","date_gmt":"2023-10-04T20:16:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=94821"},"modified":"2023-10-04T23:44:04","modified_gmt":"2023-10-04T20:44:04","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-soo-saarey-liiska-magacyada-khawaarij-la-dileyla-dhaawacey-iyo-kuwo-lagu-dabajiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/10\/dawladda-soomaaliya-oo-soo-saarey-liiska-magacyada-khawaarij-la-dileyla-dhaawacey-iyo-kuwo-lagu-dabajiro\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo Soo Saartey Liiska Magacyada Khawaarij la Diley,La Dhaawacey iyo Kuwo Lagu Dabajiro."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada horjoogayaasha kooxda Al-shabaab ee lagu dilay, laguna dhaawacay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanada Galmudug yo Hirshabeelle iyo waliba kuwa baxsadka ah.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div>Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalada ka dhanka ah Shabaab ee labadii bilood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanada Hirshabeelle iyo Galmudug in lagu dilay 1650 ka mid ah kooxda Shabaab, islamarkaana lahu dhaawacay in ka badan 550 xubnood.<\/div>\n<\/div>\n<p>Warka kasoo baxay dowladda ayaa sidoo kale lag sheegau in dagaalo toos ah iyo duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ciidamada dowladda sameeyeen labadii bilood ee u dambeeyay kooxda Al-shabaab lagu gaarsiiyay jab xoog leh, islamarkaana lagu dilay 19 Horjooge.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo Faahfaahsan:-<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><b>Horjoogeyaasha lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay duqeymaha iyo dagaallada tooska ah ee ka dhacay dowlad goboleedka Galmudug, magacyada iyo xilalka:<\/b><\/p>\n<p>1. Horjooge Khaliif Gaambe waa dhaawac, waxa uu ahaa horjoogaha ugu sarreeyay jabhadaha Khawaarijta ee Galmudug.<br \/>\n2. Horjooge Salaad Cali Geeddi waa la dilay, waxa uu ahaa ku xigeenkii Jabhadaha Khawaarijta ee Galmudug<br \/>\n3. Horjooge Olol Cali Guuleed waa la dilay, waxa uu ahaa Abaanduulihii Jabhadaha Khawaarijta ee Galmudug.<br \/>\n4. Horjooge Maxamuud Bashiir Muuse waa la dilay, waxa uu ahaa Madaxii Jabhadaha Khawaarijta ee gobolka Mudug.<br \/>\n5. Horjooge Shuuke Cali Dheeg waa la dilay, waxa uu ahaa Kuxigeenkii Abanduulaha Jabhadaha Khawaarijta ee Galmudug.<br \/>\n6. Horjooge Ciise Barre waa la dilay, waxa uu ahaa horjooge kooxeed ka hawlgali jiray Galmudug<br \/>\n7. Horjooge Xasan waa la dilay, waa uu ahaa horjoogihii waxa ay ugu yeeraan fursaanta ee ka hawlgali jiray Galmudug<br \/>\n8. Horjooge Maslax waa dilay, waxa uu ahaa horjooge kooxeed ka hawlgali jiray Galmudug<\/p>\n<p><b>Horjoogeyaasha lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay duqeymaha iyo dagaallada tooska ah ee ka dhacay dowlad Goboleedka Hirshabelle, magacyada iyo xilalka<\/b><\/p>\n<p>1. Horjooge Cabdullaahi Ciilow waa la dilay, waxa uu ahaa kuxigeenkii Jabhadaha Khawaarijta ee hawlgali jiray Hirshabelle.<br \/>\n2. Horjooge Casood waa la dilay, waxa uu ahaa ninka leh awoodda 3aad ee Jabhadaha Khawaarijta ee ka hawlgalayay Hirshabelle.<br \/>\n3. Horjooge Cabdullaahi Xuseen Qodax (Madoobe) waa la dilay, waxa uu ahaa madaxii Qaraxyada Khawaarijta ee Hirshabelle<br \/>\n4. Horjooge Saylici waa la dilay, waxa uu ahaa madaxii Warbaahinta Khawaarijta ee Hirshabelle<br \/>\n5. Horjooge Bagaax waa la dilay, waxa uu ahaa madaxii weerarada arbushaadda Khawaarijta ee Hirshabelle<br \/>\n6. Horjooge dabaashe waa la dilay, waxa uu ahaa Horjooge kooxeed ka hawlgalayay Hirshabelle<br \/>\n7. Horjooge Sheekh Cabdi waa la dilay, waxa uu ahaa horjoogihii waxa ay ugu yeeraan fursaanta ee ka hawlgalayay gobolka Hiiraan.<br \/>\n8. Horjooge Muhaajir waa la dilay, waxa uu ahaa madaxii maaliyadda gobolka Hiiraan<br \/>\n9. Horjooge Axmad Maxamed (Xerow ama Nadiir) waa dilay, waxa uu ahaa horjoogihii Maleeshiyadka gurmadka Khawaarijta ee Hirshabelle<br \/>\n10. Horjooge Shucayb waa la dilay, waxa uu ahaa horjoogihii dabagalka maleeshiyaadka iyo Horjoogeyaasha Khawaarijta ee Hirshabelle<br \/>\n11. Horjooge Yoonis (Shaafici) waa la dilay, waxa uu ahaa horjooge Kooxeed ka hawlgali jiray Hirshabelle<br \/>\n12. Horjooge Cabdijabbaar waa la dilay, waxa uu ahaa horjooge Kooxeed ka hawlgali jiray Hirshabelle<\/p>\n<p><b>Horjoogeyaasha isa soo dhiibay Galmudug iyo Hirshabelle.<\/b><\/p>\n<p>1. Horjooge Nuur Deeq waxa uu ahaa ninka leh awoodda 3aad Khawaarijta ka sugneed Galmudug, waa uu isi soo dhiibay.<br \/>\n2. Yuusuf Gaab waxa uu ahaa horjooge Jabhadeed ka hawlgali jiray Galmudug, waa uu isi soo dhiibay.<br \/>\n3. Nuur Gacal waxa uu ahaa horjooge Jabhadeed ka hawlgali jiray Hirshabelle, waa uu isi soo dhiibay<\/p>\n<p><b>Horjoogeyaasha Baxsadka ah ee ku dhuumaaleysanaya Hirshabelle.<\/b><\/p>\n<p>1. Horjooge Xasan Nuur waa baxsad, waa madaxa Jabhadaha Khawaarijta ee Sh.Dhexe<br \/>\n2. Horjooge Yuusuf Cali Ugaas waa baxsad, waa madaxa gobolka Hiiran ee Khawaarijta.<br \/>\n3. Horjooge Nuur Macaloow waa baxsad, waa ku xigeenka madaxa Khawaarijta ee gobolka Hiiraan<br \/>\n4. Horjooge Mad Gaab waa baxsad, waa horjooge Kooxeed ka hawlgala gobolka Hiiraan<br \/>\n5. Horjooge Yuusuf waa baxsad, waa horjooge Kooxeed ka hawlgala gobolka Hiiraan<\/p>\n<p><b>Horjoogeyaasha Baxsadka ah ee ku dhuumaaleysanaya Galmudug.<\/b><\/p>\n<p>1. Horjooge Mara-Cadde waa baxsad, waa ku xigeenka madaxa gobolka Galgaduud ee Khawaarijta<br \/>\n2. Horjooge Nuunuule waa baxsad, waxa uu ka mid yahay horjoogeyaasha sare ee Khawaarijta gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay magacyada horjoogayaasha kooxda Al-shabaab ee lagu dilay, laguna dhaawacay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanada Galmudug yo Hirshabeelle iyo waliba kuwa baxsadka ah. Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalada ka dhanka ah Shabaab ee labadii bilood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanada Hirshabeelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":94822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-94821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94821"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94831,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94821\/revisions\/94831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}