{"id":94620,"date":"2023-09-28T18:50:15","date_gmt":"2023-09-28T15:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=94620"},"modified":"2023-09-28T19:03:10","modified_gmt":"2023-09-28T16:03:10","slug":"masuuliyiin-loo-haystey-musuq-maasuq-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-ku-riddey-xukunno-kala-duwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/09\/masuuliyiin-loo-haystey-musuq-maasuq-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-ku-riddey-xukunno-kala-duwan\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin loo Haystey Musuq maasuq oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ku Riddey Xukunno Kala Duwan."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno isugu jira xabsi iyo xorriyad u soo celin ku riday 11 kamid ah masuuliyiin dowladeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ku socotay dacwad ku saabsan dambiyo musuq maasuq.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa qaar kamid ah ku xukuntay xukunno dhaadheer oo gaaaraya ku dhawaad toban sano, waxayna sidoo kale ka mamnuucday in ay mar dambe qabtaan shaqo dowladdeed.<\/p>\n<p>Waa kuwaan magacyada masuuliyiin la xukumay.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamuud Cosoble, agaasimihii waaxda ajaanibta ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha, waxaa lagu helay qaar kamida ah dambiyada loo haystay, waxayna maxkamaddu ku xukuntay hal sano xarig ah.<\/p>\n<p>Cumar Macallin Nuur Cali, oo ahaa ku xigeenkii agaasimaha waaxda ajaanibta ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, waxaa lagu xukumay hal sano oo xarig ah.<\/p>\n<p>Saabir Xasan Cabdi Nuur, madaxii hubinta fiisooyinka ajaanibta ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Soomaaliya. Waxaa lagu xukumay 3 sano iyo 6 bilood oo xarig ah.<\/p>\n<p>Aadan Maxamed Cabdi, maamulihii xafiiska fiiso qaadashada ee hay\u2019adda socdaalka, waxaa lagu waayay dhammaan dambiyadii lagusoo eedeeyay, waxaana dib loogu celiyay xorriyadiisii.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdi kariim Ibaarhim, oo maqane ah, ahaana madax qeybeedka rukhsad siinta ajaanibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada. Waxaa lagu xukumay 9 sano oo xarig ah. Waxaana laga joojiyay inuu xafiis dambe oo dowladeed ka shaqeeyo.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamed Cali- agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxay maxkamaddu ku weyday dambiyadii loo haystay, waxayna dib ugusoo celisay xoriyadiisii.<\/p>\n<p>Maxamed Cadde Muqtaar Cabdiraxmaan, agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxaa lagu waayay dambiyadii lagusoo eedeeyay, waxaana dib loogu celiyay xoriyadiisa.<\/p>\n<p>Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim, oo maqane ah, ahaana shaqaale katirsan waaxda ruqsiinta ajaanibta ee waaxda sharciga wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, waxaa lagu waayay dambiyadii lagusoo eedeeyay.<\/p>\n<p>Abuubakar Maxamed Cali, maamulihii xafiiska canshuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadda ee laanta garoonka Aadan Cadde, waxaa lagu xukumay xarig wadareed dhan 8 sano. waxaana laga joojiyay shaqo dowladeed oo dambe.<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Cabdi Socdaal, ahaana qasnajiga bangiga dhexe laanta garoonka Aadan Cadde maamulaha bangiga dhexe ee laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, waxay maxkamaddu ku weyday dambiyadii lagusoo eedeeyay, waxayna usoo celisay xorriyadiisa.<\/p>\n<p>Maxamed Aadan Cabdullaahi, ahaana maamulaha bangiga dhexe ee garoonka laanta garoonka Aadan Cadde, waxaa lagu xukumay 8 bilood oo xarig ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno isugu jira xabsi iyo xorriyad u soo celin ku riday 11 kamid ah masuuliyiin dowladeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ku socotay dacwad ku saabsan dambiyo musuq maasuq. Maxkamadda ayaa qaar kamid ah ku xukuntay xukunno dhaadheer oo gaaaraya ku dhawaad toban sano, waxayna sidoo kale ka mamnuucday in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":94621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-94620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94620"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94629,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94620\/revisions\/94629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}