{"id":9459,"date":"2012-10-06T18:39:37","date_gmt":"2012-10-06T18:39:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9459"},"modified":"2012-10-07T03:52:56","modified_gmt":"2012-10-07T03:52:56","slug":"magacaabista-raiisalwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-sidee-bulshada-soomaaliyeed-u-aragtaa-5","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/magacaabista-raiisalwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-sidee-bulshada-soomaaliyeed-u-aragtaa-5\/","title":{"rendered":"Magacaabista ra&#8217;iisalwasaare Cabdi faarax shirdoon sidee bulshada soomaaliyeed u aragtaa?"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa in ku dhaw hal bil laga sugayey madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqista ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya,waxaana ugu danbeyntii uu maanta oo trikhdu tahey 06 octobar 2012 uu ku dhawaaqey in uu u doortey dr cabdi faarax shirdoon(saacid).<\/p>\n<p>Hadaba dadka soo maaliyeed sidee u arkaan magacaabista dr saacid?<br \/>\nDad badan oo aan ra&#8217;yigooda wax ka weydiiney waxey cadeeyeen in magacaabista dr saacid aysan ku imaan sahal marka loo eego inta m\/weynaha ay ku qaadatey,hase ahaatee uusan aheyn nin bulshada badankeedu aad u taqaan marka laga hadlayo siyaasada soomaaliya burburki ka dib,waxeyna dad badan ku qanacsanyihiin in loo baahnaa waji cusub oo aan ka qeyb gelin isjiid jiidka siyaasada soomaaliya,ayna habooneyd in ra&#8217;iisalwaraaraha uu noqdo nin cusub sida madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaankuba u cusubyihiin,ayna tahey marxalad looga tilaabsadey si wanaagsan shacabkuna maanta u fadhiyo madax aan ka hibeysan kuwa la eynigaa ku kalsoon shacabkooda difaaca xuquuqda shacabkooda,xaqiijiya xuduudaha dalka sida badda,beriga iyo hawadaba,si taas loo gaarana la adkeeyo dhismaha ciidamada qaranka iyo hey&#8217;adaha adeega bulshada oo ka madaxbanaan koox,qabiil-qabiil iyo wixii la mid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa in ku dhaw hal bil laga sugayey madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ku dhawaaqista ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya,waxaana ugu danbeyntii uu maanta oo trikhdu tahey 06 octobar 2012 uu ku dhawaaqey in uu u doortey dr cabdi faarax shirdoon(saacid). Hadaba dadka soo maaliyeed sidee u arkaan magacaabista dr saacid? Dad badan oo aan ra&#8217;yigooda wax ka weydiiney [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9459","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9459"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9486,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9459\/revisions\/9486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}