{"id":945,"date":"2011-05-25T15:03:17","date_gmt":"2011-05-25T15:03:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=945"},"modified":"2011-05-25T15:03:17","modified_gmt":"2011-05-25T15:03:17","slug":"madaafiic-sababtay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ku-dhacday-qeybo-tirsan-degmada-waabari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/madaafiic-sababtay-qasaaro-isugu-jira-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-ku-dhacday-qeybo-tirsan-degmada-waabari\/","title":{"rendered":"Madaafiic Sababtay Qasaaro Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ku Dhacday Qeybo Tirsan Degmada Waabari"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/dhimasho%2082.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-948\" title=\"dhimasho%20(8)\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/dhimasho%2082-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/dhimasho%2082-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/dhimasho%2082.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaafiicdaan oo ku dhacay Xaafada Maaj ee Degmada Waabari gaar ahaan inta u dhaxeysa daarta Taree biano iyo Masjidka Muuse Boqor ayaa geysatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la ogyahay Madaafiicdaasi oo labo ahaa ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana Way ku dhaawacmeen<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa waxay xaqiijiyeen in Madaafiicda oo labo ahaa ay ku soo dhacday hal meel oo qur ah islamarkaana qasaaro ay u geysatay dad rayid ah oo ku sugnaa goobta Madaafiicda ay ku soo dhacay ilaa iyo iminkana si dhab ah looma oga cida ka dambeysay Madaafiicda Dadka Rayid ah Ay ku Shahiideen<\/p>\n<p>Hasa yeeshee hada iyo jeerba waxaa duqeeyo goobaha dadka rayidka ah duqeeyo ciidamada shisheeye ee duulaanka ku jooga Muqdisho.<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\" face=\"Gill Sans MT\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Gill Sans MT;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaafiicdaan oo ku dhacay Xaafada Maaj ee Degmada Waabari gaar ahaan inta u dhaxeysa daarta Taree biano iyo Masjidka Muuse Boqor ayaa geysatay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la ogyahay Madaafiicdaasi oo labo ahaa ayaa waxaa ku shahiiday in ka badan 5 qofood tiro intaa ka badana Way ku dhaawacmeen Goob joogayaal ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-945","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/945\/revisions\/949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}