{"id":9437,"date":"2012-10-05T22:57:00","date_gmt":"2012-10-05T22:57:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9437"},"modified":"2012-10-05T23:02:41","modified_gmt":"2012-10-05T23:02:41","slug":"cali-xirsi-barre-cali-gaab-oo-sheegay-in-ay-ka-warheleen-2gaari-ay-ka-buuxaan-waxyaabaha-qarxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/cali-xirsi-barre-cali-gaab-oo-sheegay-in-ay-ka-warheleen-2gaari-ay-ka-buuxaan-waxyaabaha-qarxa\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ilaalada Wadooyinka Oo Shaaciyey In Ay Heleen Taargooyinka 2gaari Ay Ka Buuxaan Waxyaabaha Qarxa."},"content":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Bare {Cali Gaab} Taliyaha Ciidammada ilaalada<br \/>\nwadooyinka Soomaaliya ayaa soo<br \/>\nsaaray digniin ku aadan gawaari<br \/>\nlaga soo buuxiyey waxyaabaha<br \/>\nqarxa kuwaasi oo ay talisku<br \/>\nshaaciyeen in la helay<br \/>\ntaargooyinka ay isticmaalayaan.<\/p>\n<p>General Cali Xirsi Bare Cali<br \/>\nGaab oo ah Taliyaha Ciidammada<br \/>\nilaalada wadooyinka ayaa tilmaamay<br \/>\niney shacbiga Soomaaliyeed ku<br \/>\nwargelinayaan in cidii aragta<br \/>\nlaba gaari oo kuwa raaxada ah<br \/>\nay kusoo wargeliyaan hay\u2019adaha<br \/>\nammaanka kuwaasi oo talisku uu<br \/>\nshaaciyey nambarada<br \/>\ntaargooyinka iyo sidoo kale<br \/>\nnuucyada gawaaridaasi.<\/p>\n<p>Cali Gaab ayaa sidoo kale tilmaamay in<br \/>\ngawaaridan xogtooda la helay<br \/>\nislamarkaana ay hada ku daba<br \/>\njiraan hay\u2019adaha ammaanka<br \/>\nbalse shacabka laga doonayo in<br \/>\nay ka qeyb qaataan sidii loo hor<br \/>\nistaagi lahaa waxyeello ay<br \/>\nqaraxyadaasi u geystaan<br \/>\nshacbiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gawaaridan ay Talisku sheegeen ayaa noocoodu kala ah<br \/>\ngaari nooca ay Soomaalidu u<br \/>\ntaqaano Noha kaasi oo ay ku<br \/>\nxerantahay taargo nambar AA<br \/>\n5622, halka gaariga labaadna uu<br \/>\nyahay gaari nooca Soomaalidu ay<br \/>\nu taqaano SURF islamarkaana ay<br \/>\ntaargo nambarkiisu yahay AA<br \/>\n8317.<br \/>\nTaargooyinka ku xeran<br \/>\ngawaaridaasi ayuu taliska<br \/>\nCiidammada ilaalada wadooyinka<br \/>\nku sheegeen in laga xaday<br \/>\ngawaari kale ayadoo xogaha ku<br \/>\naadan gawaaridan qaraxyada<br \/>\nlagu soo xeray ee ay hay\u2019adaha<br \/>\nammaanku hayaan ay yihiin<br \/>\nkuwo farabadan sida uu sheegay Cali Gaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Xirsi Bare {Cali Gaab} Taliyaha Ciidammada ilaalada wadooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ku aadan gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa kuwaasi oo ay talisku shaaciyeen in la helay taargooyinka ay isticmaalayaan. General Cali Xirsi Bare Cali Gaab oo ah Taliyaha Ciidammada ilaalada wadooyinka ayaa tilmaamay iney shacbiga Soomaaliyeed ku wargelinayaan in cidii aragta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9437","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9437"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9446,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9437\/revisions\/9446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}