{"id":9426,"date":"2012-10-05T14:15:45","date_gmt":"2012-10-05T14:15:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9426"},"modified":"2012-10-05T14:15:45","modified_gmt":"2012-10-05T14:15:45","slug":"culumaaudiinka-ahlu-sunna-waljamaaca-oo-ka-warbisay-kulamo-maalmihii-la-soo-dhaafay-ay-la-yeesheen-madaxweyne-xasas-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/culumaaudiinka-ahlu-sunna-waljamaaca-oo-ka-warbisay-kulamo-maalmihii-la-soo-dhaafay-ay-la-yeesheen-madaxweyne-xasas-sheekh\/","title":{"rendered":"Culumaa&#8217;udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Oo Ka Warbisay Kulamo Maalmihii La Soo Dhaafay Ay La Yeesheen Madaxweyne Xasas Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/ahlusnna-waljamaaca.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/ahlusnna-waljamaaca.jpg\" alt=\"\" title=\"ahlusnna-waljamaaca\" width=\"480\" height=\"350\" class=\"alignnone size-full wp-image-9428\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/ahlusnna-waljamaaca.jpg 480w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/ahlusnna-waljamaaca-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><br \/>\nMadax  ka tirsan maamulka Ahlu sunnah Wal jamaaca oo maal mihii Dambe Socdaal ku joogay Magaalada Muqdisho ayaa Markii ay Dib ugu Laabteen Gobolka Gal gaduud waxaa ay ka warbixiyeen Kulamo ay la qaateen Madaxda sare ee Dalka.<\/p>\n<p>Sheekh Axmed C\/laahi ilka Case Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Fulinta Ahlu Sunna Ee Goboladda Dhexe oo ka mid ahaa Xubnaha Muqdisho Soo gaaray ayaa saxaafada waxaa uu kula hadlay Magaalada Guriceel Markii ay Dib ugu laabteen Gobolka waxaana uu ka hadlay wax yaabihii ay ka wada hadleen Madaxda Sare sida M\/weynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo MAalmihi la Soo Dhaafay Kulamo Ugu Socday Gudaha Dalka Soomaaliya  .<\/p>\n<p>Xubnahaani  ka socda Ahlu Sunna Ayaa  waxay is arakeen Madaxda dalka Sida M\/weyne xasan Sheikh Iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Mr.Jawaari waxayna ka wada hadaleen sidii Xukuumada la soo dhisay Xubnaha uga soo biiraya Gobolka gal gaduud loogala tashan lahaa Ahlu suna Sida Uu Sheegay Ilka Casena  In La Abalay Codsigoodii Islamarkaana Uu Ka Aqbalay M\/weynaha Jamhuuriyada <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madax ka tirsan maamulka Ahlu sunnah Wal jamaaca oo maal mihii Dambe Socdaal ku joogay Magaalada Muqdisho ayaa Markii ay Dib ugu Laabteen Gobolka Gal gaduud waxaa ay ka warbixiyeen Kulamo ay la qaateen Madaxda sare ee Dalka. Sheekh Axmed C\/laahi ilka Case Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Fulinta Ahlu Sunna Ee Goboladda Dhexe oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9426","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9426"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9430,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9426\/revisions\/9430"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}