{"id":9422,"date":"2012-10-05T23:23:12","date_gmt":"2012-10-05T23:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9422"},"modified":"2012-10-06T20:49:17","modified_gmt":"2012-10-06T20:49:17","slug":"denis-allex-la-heyste-faransiis-ah-oo-ka-codsadey-mweynaha-faransiiska-in-la-badbaadiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/denis-allex-la-heyste-faransiis-ah-oo-ka-codsadey-mweynaha-faransiiska-in-la-badbaadiyo\/","title":{"rendered":"Denis allex la heyste faransiis ah oo ka codsadey m\/weynaha faransiiska in la badbaadiyo."},"content":{"rendered":"<p>La heystahan faransiiska u dhashey oo isaga iyo nin kale laga afduubtey hottel saxafi ayaa muuqaalkiisa iyo codsi uu u jeedinayo m\/weynaha faransiiska la soo dhigey bar internetka ah,isagoo leh: m\/weyne waan noolahey,balse nolosheydu ma sii jiri doonto haddii aan alshabaab wada hadalo leygu bad baadinayo lala furin.<\/p>\n<p>Denis allex oo sadex sano ay gacanta ku hayeen xarakada alshabaab ayaan wax go&#8217;aan ah laga gaarin inkastoo dhawr jeer ay arintiisa kawada hadleen saraakiil ka kala socotey labada dhinac,waa alshabaab iyo faransiiska&#8217;e taas oo aan leysku afgaran,maadaama xarakada alshabaab ay mar kasta soo bandhigayeen shuruudo ad adag oo siyaasada mandiqada geeska afrika la xiriirta,hadana waxaa muuqaalka hada loogu soo beegey in fransiiska loo sii sheegayo qabsashada laga qabsadey shabaabka meelo badan in aysan wax u dhimin shabaabka hadii lagu kor dagaalamo la heystaha waxa uu halis ugu jiraa dhimasho,denis ayaa hadalkiisa waxaa ku jirey in uu yiri waxaan u maleynayaa muuqaalkan waa kii ugu danbeeyey ee ay dadkeyga iyo dawladeydu arkayeen hadii aan ley badbaadin,lamana oga ilaa iyo hada goota lagu hayo iyadoo amisom sheegeysa in ay baabiyeen alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>La heystahan faransiiska u dhashey oo isaga iyo nin kale laga afduubtey hottel saxafi ayaa muuqaalkiisa iyo codsi uu u jeedinayo m\/weynaha faransiiska la soo dhigey bar internetka ah,isagoo leh: m\/weyne waan noolahey,balse nolosheydu ma sii jiri doonto haddii aan alshabaab wada hadalo leygu bad baadinayo lala furin. Denis allex oo sadex sano ay gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9422","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9422"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9477,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9422\/revisions\/9477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}