{"id":9406,"date":"2012-10-04T23:59:20","date_gmt":"2012-10-04T23:59:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9406"},"modified":"2012-10-04T23:59:20","modified_gmt":"2012-10-04T23:59:20","slug":"mawai-kipaki-iyo-booqashada-gobolada-jubooyinka-maxaad-kala-socotaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/mawai-kipaki-iyo-booqashada-gobolada-jubooyinka-maxaad-kala-socotaa\/","title":{"rendered":"Mawai kipaki iyo booqashada gobolada jubooyinka maxaad kala socotaa?."},"content":{"rendered":"<p>Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in dawlada kenya ay qorsheyneyso sidii ay maamul iyada hoostaga ugu sameyn laheyd gobolada jubooyinka ee dalka soomaaliya,kenya oo dadka soomaaliyeed isha ku hayaan ayaa hadda billawdey markii kismaayo la qabtey in ay soo cusbooneysiiso ku qaraabashada magaca IGAD,iyadoo warar hore oo soo baxayey ay sheegayeen in kenya ay kala tashaneyso dawladaha Igad taas oo ah been balse ay ku qaldeyso indhaha Amisom.<\/p>\n<p>Waa wax lawada ogyahey damaca ba&#8217;an ee kenya kaga jira badda iyo beriga soomaaliya balse waxey taasi luntey markii ay ka qeyb noqotey ciidamada Amisom,halka dawlada ethoipia oo ay isku dano yihiin ay diidey kamid noqoshada ciidamada Amisom,iyadoo ka baqeysa hadii ay amisom ka mid noqoto in ay qabtaan xeerar gaar ah oo ka yimaada african union iyo qaramada midoobey,ayna ku adkeysatey in ay burcadnimo ku joogto gudaha ciida soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee waxaa mawai kipaki uu u yeerey saraakiisha millateriga kenya,isago ku wargeliyey in uu isu diyaarinayo booqasho uu kutago gobolada jubooyinka gaar ahaan kismaayo oo afka kala baqey in uu sheego waqtiga uu goboladaas aadayo,dad badan ayaa aad uga caroodey faragelinta ay hadda kenya billawdey,waxaana laga yaabaa hadii sidaasi dhacdo in cawaaqib xumo siyaasadeed soo wajahdo kenya iyadoo ay muuqato cadaawad ay kenyanku kula dhaqmayaan soomaalida meel kasta oo ay joogaan soomaaliduna ay indhaha ka qarineyso ficilada xun xun ee ay kenya kula dhaqmeyso soomaalida soomaaliya iyo waliba soomaalida ku nool gudaha dalka kenya. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in dawlada kenya ay qorsheyneyso sidii ay maamul iyada hoostaga ugu sameyn laheyd gobolada jubooyinka ee dalka soomaaliya,kenya oo dadka soomaaliyeed isha ku hayaan ayaa hadda billawdey markii kismaayo la qabtey in ay soo cusbooneysiiso ku qaraabashada magaca IGAD,iyadoo warar hore oo soo baxayey ay sheegayeen in kenya ay kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9406","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9406"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9423,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9406\/revisions\/9423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}