{"id":94042,"date":"2023-09-11T20:38:15","date_gmt":"2023-09-11T17:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=94042"},"modified":"2023-09-11T22:25:04","modified_gmt":"2023-09-11T19:25:04","slug":"maamulka-dds-oo-ka-hadley-weerar-ay-sheegeen-in-lagu-soo-qaadey-deg-shilaabo-dadna-lagu-laayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/09\/maamulka-dds-oo-ka-hadley-weerar-ay-sheegeen-in-lagu-soo-qaadey-deg-shilaabo-dadna-lagu-laayey\/","title":{"rendered":"Maamulka DDS oo ka Hadley Weerar ay Sheegeen in lagu Soo Qaadey Deg Shilaabo Dadna Lagu Laayey."},"content":{"rendered":"<p>Hoggaanka Amniga ee dowlad degaanka Soomaalida Dayib Axmed Nuur oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ka hadlay weerar ay dablay hubaysani kusoo qaadeen gudaha degaanka Soomaalida, dablaydaas oo la sheegay inay kasoo tallaabeen dhinaca Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hoggaanku waxaa uu ugu horreyn xusay in ka xukuumad ahaan ay ka xun yihiin weerarkaas, &#8221; Waan ka xunahay in Ciidan ka yimid degaannada aanu jaarka nahay ee Soomaaliya ay soo galeen degaanka Soomaalida gudihiisa gaar ahaan gobolka Qorahay, degmada Shilaabo, halkaas oo ay dhibaato ugu gaysteen dad degganaa oo Shacab ahaa iyo xeryo Ciidan&#8221; ayuu yiri Hoggaanka Nabadgalyada ee dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Waxa kaloo sheegay Hoggaanku in badanaa dadka dhibaatooyinka noocan oo kale geesta ay yihiin dad ay dowladda Soomaaliya hubka usiisay inay kula dagaallamaan Al Shabaab, balse dadkaasi intay gudaha usoo galaan degaanka Soomaalida ay dad shacab ah ku laayaan, waa siduu hadalka u dhigay Dayib Axmed Nuur Hoggaanka Amniga ee degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>&#8221; Looma dulqaadanayo inay dhacdooyin noocan oo kale ah shacabka kusoo noqnoqdaan, Dowladda Itoobiya iyo midda dowlad degaanka Soomaalida waxaa waajib ku ah sugidda amniga Shacabkooda, Cid walba oo rabta inay dhibaato ka gaysato gudaha degaanka Soomaalidana waxaa hay&#8217;adaha amniga faran inay tallaabo ka qaadaan&#8221; ayuu yiri Hoggaanku.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Masuulku waxa uu codsi u diray degaannada Soomaaliyeed ee deriska la ah degaanka Soomaalida, isagoo ka codsaday inay doorkooda ka qaataan sidii xal loogu heli lahaa dadkan kasoo tallaabaya xadka ee dhibaatada ka gaysanaya gudaha dowlad degaanka Soomaalida, isagoo dhiniciisa xusay inaan loo dulqaadan doonin in dad kasoo tallaaba xadka ay dhibaatooyin kala duwan ka gaystaan gudaha degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Hadallada Hoggaanka Amniga ayaa kusoo aadaya xilli habeen hore ay dablay wali haybtooda la aqoonsan oo ka yimid dhinaca Soomaaliya ay weerar kusoo qaadeen tuulo katirsan degmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay ee degaanka Soomaalida, halkaas oo dablaydaasi ay ku laayeen 12 qof oo isugu jira shacab iyo Ciidan Maleeshiyo ah oo ku sugnaa xerada Ciidanka ee ku taalay Qudhac shire oo katirsan degmada Shilaabo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaanka Amniga ee dowlad degaanka Soomaalida Dayib Axmed Nuur oo la hadlayay Warbaahinta ayaa ka hadlay weerar ay dablay hubaysani kusoo qaadeen gudaha degaanka Soomaalida, dablaydaas oo la sheegay inay kasoo tallaabeen dhinaca Soomaaliya. Hoggaanku waxaa uu ugu horreyn xusay in ka xukuumad ahaan ay ka xun yihiin weerarkaas, &#8221; Waan ka xunahay in Ciidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":94043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-94042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94042","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=94042"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":94081,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/94042\/revisions\/94081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=94042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=94042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=94042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}