{"id":9402,"date":"2012-10-04T18:29:07","date_gmt":"2012-10-04T18:29:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9402"},"modified":"2012-10-04T18:29:07","modified_gmt":"2012-10-04T18:29:07","slug":"booqashada-ugandha-uu-ku-aadayo-mweynaha-jamhuriyada-federalka-prof-xasan-sheekh-ma-lagu-micneyn-karaanin-xoog-leh-bey-xaajo-u-dhamaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/booqashada-ugandha-uu-ku-aadayo-mweynaha-jamhuriyada-federalka-prof-xasan-sheekh-ma-lagu-micneyn-karaanin-xoog-leh-bey-xaajo-u-dhamaatey\/","title":{"rendered":"Booqashada ugandha uu ku aadayo m\/weynaha jamhuriyada federalka prof.xasan sheekh ma lagu micneyn karaa(nin xoog leh bey xaajo u dhamaatey)?"},"content":{"rendered":"<p>Dhawaan m\/weynaha la doortey prof xasan sheekh,markii uu diidey ka qeyb galka kulanka qaramada midoobey,isla markaana uu booqdey gobolada baay iyo hiiran waxey dad badani naawilayeen in m\/weynaha cusub aan lagu arag waxyaabo wadaniyiin jeclaan lahaa in ay mar uun indhaha saaraan m\/weyne dadkiisa ku kalsoon,geesi ah oo ku tashada xooga dadkiisa islamarkaana aan ka hibeysan madaxda dalalka deriska ah iyo kuwa qaramada midoobey.<\/p>\n<p>Hadaba waxaa hada soo ifbaxaya in m\/weyne xasan sheekh uu booqasho ku tagayo dalka ugandha isagoo ka qeyb gelaya xaflada sanadguurada xoriyada dalka ugandha taas oo dad badani u qaateen in m\/weyne xasan sheekh uu ku soo dhacayo wadadii lagu nacey hugaamiyaal isaga ka horeeyey,ugandha waa dalka ugu ciidamo badan ciidamada jooga soomaaliya,waxaana la oran karaa m\/weynuhu taasuu xeerinayaa maadaama hore loo yiri (Nin xoog leh bey xaajo u dhamaatey) isla markaana sheekadu u dhawdahey lamood noqonse weysey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan m\/weynaha la doortey prof xasan sheekh,markii uu diidey ka qeyb galka kulanka qaramada midoobey,isla markaana uu booqdey gobolada baay iyo hiiran waxey dad badani naawilayeen in m\/weynaha cusub aan lagu arag waxyaabo wadaniyiin jeclaan lahaa in ay mar uun indhaha saaraan m\/weyne dadkiisa ku kalsoon,geesi ah oo ku tashada xooga dadkiisa islamarkaana aan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9402","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9407,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9402\/revisions\/9407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}