{"id":9395,"date":"2012-10-03T23:24:00","date_gmt":"2012-10-03T23:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9395"},"modified":"2012-10-03T23:24:00","modified_gmt":"2012-10-03T23:24:00","slug":"wafdi-ka-socda-dowlada-britin-oo-soo-gaaray-muqdisho-kulamana-la-qaatay-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/wafdi-ka-socda-dowlada-britin-oo-soo-gaaray-muqdisho-kulamana-la-qaatay-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Wafdi Ka Socda Dowlada Britin Oo Soo Gaaray Muqdisho Kulamana La Qaatay Xasan Sheekh."},"content":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Jamhuuriyada<br \/>\nFederaalka Soomaaliya ayaa<br \/>\nmaanta xafiiskiisa<br \/>\nmadaxtooyada kuqaabiley<br \/>\nwafdi kasocda Ingiriiska, oo<br \/>\nbooqasho kuyimi Magaalada<br \/>\nMuqdisho.<\/p>\n<p>Wufuudi Maanta Soo Gaartay Magaalada Muqdisho ayaa Waxa Horkacayay Wasiirka Britain u qaabilsan<br \/>\nHoramarinta iyo wasiirka<br \/>\narimaha Afrika ayaa<br \/>\nwaxeyna kawada<br \/>\nhadleen xaalada Ammaanka,<br \/>\nsiyaasada iyo Horumarinta<br \/>\nDalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya<br \/>\nXasan Sheikh Maxamud ayaa Kulankoodi Kadib<br \/>\nsaxaafada uga warbixiyey<br \/>\nwaxyaabihii ay kahadleen isagoo<br \/>\nsheegey iney kawada hadleen<br \/>\nsidii loo xoojin lahaa xiriirka ka<br \/>\ndhaxeeya Soomaaliya iyo Britian Iyo In Ay Dowlada soomaalia Ku Saacidi doonaan Dhismaha Warshadaha iyo inay Mashaaric u aburidoon.<\/p>\n<p>Justine Greening Wasiirada Horumarinta<br \/>\nCaalamiga ee Britin oo la Hadleysey<br \/>\nsaxaafada ayaa sheegtey in<br \/>\ndawladeedu ugu deeqdey lacag<br \/>\ndhan 38-milyan oo Pound, si<br \/>\nsadexda sano ee soo socota wax<br \/>\nuga qabato arimaha<br \/>\nammaanka,cadaaladda iyo<br \/>\ndhisida Somalia<\/p>\n<p>Tan Iyo Markii Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Loo Dhaariyay Mudane Xasan ayaa Dowlada Britin waxa Ay Naqatay Tii Ugu Horeysay Oo Soo Bandhigto Lacago Ay Ugu Deeqeen Dowlada U Madaxweynaha Ka Yahay Xasan Sheekh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Sheekh Max&#8217;uud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada kuqaabiley wafdi kasocda Ingiriiska, oo booqasho kuyimi Magaalada Muqdisho. Wufuudi Maanta Soo Gaartay Magaalada Muqdisho ayaa Waxa Horkacayay Wasiirka Britain u qaabilsan Horamarinta iyo wasiirka arimaha Afrika ayaa waxeyna kawada hadleen xaalada Ammaanka, siyaasada iyo Horumarinta Dalka Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9395","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9395"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9400,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9395\/revisions\/9400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}