{"id":939,"date":"2011-05-25T14:51:20","date_gmt":"2011-05-25T14:51:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=939"},"modified":"2011-05-25T14:51:20","modified_gmt":"2011-05-25T14:51:20","slug":"dagaaladii-muqdisho-oo-u-geystay-qasaaro-baan-ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-shisheeye-iyadoona-la-burburiyay-hantidii-suuqa-bakaarah-qaarkood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/dagaaladii-muqdisho-oo-u-geystay-qasaaro-baan-ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-shisheeye-iyadoona-la-burburiyay-hantidii-suuqa-bakaarah-qaarkood\/","title":{"rendered":"Dagaaladii Muqdisho Oo U Geystay Qasaaro Ba&#8217;an Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Shisheeye Iyadoona La Burburiyay Hantidii Suuqa Bakaarah Qaarkood"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Daarta-hormuud1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-941\" title=\"Daarta hormuud\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/Daarta-hormuud1.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ka Dib 5 Maalmood oo dagaalo xiriir ah ay ka socdeen agagaarka saldhiga Degmada howlwadaaga ayaa waxaa dagaaladaasi qasaaro xoogan ay ka soo gaareen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda waxaana dagaaladaasi ku dhintay saraakiil ka kala tirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda waxaana ka mid saraakiishii dagaalkaasi ku dhintay abaan duulaha ciidamada Madaxtooyada ahna ku xigeen ciidamada Madaxtooyada iyo Taliyaha unuga seddexaad ee ciidamada madaxtooyada iyo saraakiil kale oo aan wali la helin magacyadooda<\/p>\n<p>Xoga ay ka heshay wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.co ciidamada shisheeye ayaa waxay sheegeysaa in dagaaladii Muqdisho ay kaga geeriyoodeen ku dhuwaad 5 sarkaal iyo 30 askari halka tiro intaa ka badana ay kaga dhaawacmeen dagaaladii ugu dambeeyay ee Magaalada Muqdisho ka dhacay<\/p>\n<p>Dhanka kale ciidamada shisheeye ayaa mudo 5 maalmood ah Duqeymo xiriir ah kuwada Siilada Weyn Ganacsiga ee Bakaaraha waxaana Duqeymahaasi ku shahiiday Dad Shacab oo Muslimiin ah Dad kalana Way ku Dhaawacmeen halka duqeymahana bur iyo waxyeelo ay gaarsiiyeen goobaha Ganacsiga qaarkood oo ku yaala Suuqa Bakaaraha Sida:-<\/p>\n<p>Shirkada Isgaarsiinta Hormuud, Golobal Internet iyo Xarumo Kale Waxaana Duqeymahaasi ku dhaawacmay Wariye Ismaaciil Salaad Guuleed oo ka howlgalaya Idaacada Qur&#8217;aanka oo ku hadasha Afka Mujaahidiinta ee Al Shabaab<\/p>\n<p><em><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"><font style=\"font-size: medium; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\" face=\"Gill Sans MT\" size=\"4\" color=\"#0000ff\"><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/font><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: small; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\"> <\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff; font-family: Gill Sans MT;\">*<\/span><\/strong><\/em><em><span style=\"color: #ff0000; font-family: Gill Sans MT;\">(<span style=\"text-decoration: underline;\">info@warsom.com<\/span> &amp; <span style=\"text-decoration: underline;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka Dib 5 Maalmood oo dagaalo xiriir ah ay ka socdeen agagaarka saldhiga Degmada howlwadaaga ayaa waxaa dagaaladaasi qasaaro xoogan ay ka soo gaareen ciidamada Shisheeye iyo kuwa Dowladda waxaana dagaaladaasi ku dhintay saraakiil ka kala tirsan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda waxaana ka mid saraakiishii dagaalkaasi ku dhintay abaan duulaha ciidamada Madaxtooyada ahna ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-939","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=939"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":944,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/939\/revisions\/944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}