{"id":9382,"date":"2012-10-04T16:27:06","date_gmt":"2012-10-04T16:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9382"},"modified":"2012-10-04T16:27:06","modified_gmt":"2012-10-04T16:27:06","slug":"maxaad-kala-socotaa-xanta-wararka-dadweynaha-iyo-cidda-loo-magacaabayo-raiisalwasaaraha-uu-rabo-in-mweyne-xasan-sheekh-ku-dhawaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/maxaad-kala-socotaa-xanta-wararka-dadweynaha-iyo-cidda-loo-magacaabayo-raiisalwasaaraha-uu-rabo-in-mweyne-xasan-sheekh-ku-dhawaaqo\/","title":{"rendered":"Maxaad kala socotaa xanta wararka dadweynaha iyo cidda loo magacaabayo ra&#8217;iisalwasaaraha uu rabo in m\/weyne xasan sheekh ku dhawaaqo?"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa in muda ahba loo dheg taagayey m\/weynaha soomaaliya prof.xasan sheekh oo xusha ama ku dhawaaqa ra&#8217;iisalwasaare ay yeelato soomaaliya kaasoo isna laga sugi doono xukuumad tiro yar oo tayo badan.<\/p>\n<p>Dadka ayaa hore waxey suuqa u geliyeen in m\/weynuhu ku dhawaaqayo maxamed cabdullaahi farmaajo taas oo dad badani niyad jab awgiis ay hada quusteen waxaase beryahan warka suuqa yaala nin aysan sidaa u kala fogeyn oo lagu magacaabo Saacid faarax garaad,oo farmaajo ay isku beel kasoo wadajeedaan,waxaana la filayaa kama danbeyn in m\/weyne xasan sheekh ku dhawaaqi doono ra&#8217;iisalwasaaraha uu xushey maalinta sabtida ama axada soo socota insha allaah,weyna dhici kartaa in ay kasoo hormarto ama ka dib dhacdo,war jiraase cakaaruu iman.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa in muda ahba loo dheg taagayey m\/weynaha soomaaliya prof.xasan sheekh oo xusha ama ku dhawaaqa ra&#8217;iisalwasaare ay yeelato soomaaliya kaasoo isna laga sugi doono xukuumad tiro yar oo tayo badan. Dadka ayaa hore waxey suuqa u geliyeen in m\/weynuhu ku dhawaaqayo maxamed cabdullaahi farmaajo taas oo dad badani niyad jab awgiis ay hada quusteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9382","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9382"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9403,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9382\/revisions\/9403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}