{"id":93779,"date":"2023-09-06T01:07:10","date_gmt":"2023-09-05T22:07:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=93779"},"modified":"2023-09-06T03:07:35","modified_gmt":"2023-09-06T00:07:35","slug":"m-weyne-hore-waare-oo-taliyaha-ciidanka-xoogga-ku-eedeeyey-in-uu-amar-qaladan-bixiyey-ayna-ku-dhinteen-wiilal-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/09\/m-weyne-hore-waare-oo-taliyaha-ciidanka-xoogga-ku-eedeeyey-in-uu-amar-qaladan-bixiyey-ayna-ku-dhinteen-wiilal-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"M\/weyne Hore Waare oo Wasiirka G\/dhigga Ku eedeeyey in uu Amar Qaladan Bixiyey ayna ku Dhinteen Wiilal Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>\u00a0Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare,\u00a0 ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro qaldan oo uu bixiyay isagoo hareer maraya taliyayaasha xoogga dalka, lagu laayay ciidamo iyo saraakiil.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Waare wuxuu sidoo kale sheegay in wasiirka gaashaandhigga uu ka dhego adaygay talooyin ay bixiyeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka, kuwaaas oo ku taliyay in aan ciidamada la dejin meelaha lagasoo weerari karo, islamarkaana aysan ka heli karin gurmad ciidan.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Wuxuu sheegay amarkii ugu dambeeyay ee ciidamada lagu dajiyay Cowswayne inuu lahaa wasiirka, xilli uu sheegay in taliyayaasha xoogga ku baaqayeen in ciidamadu ku socdaan saf ballaaran, si ay isku garab sadaan.<\/p>\n<p>Waare wuxuu sidoo kale sheegay in xog qaldan uu bixiyay dhawaan ay naftooda Halis ku gashay Taliye Mahad salaad iyo Xasan Cali nuur Shuute.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka gaashaandhiggu amaro qaldan oo uu bixiyay ayaa lagu laayay ciidamo badan iyo saraakiil uu ku jiro Xasan Tuure&#8230; lacago ayuu siin jiray Taliyaal urur, Taliyaal Horin iyo kuwa kale, kumanaan kun ayuuna u diri jiray, waliba halis ayuu galiyay Mahad Salaad iyo Shuute,\u201dayuu yiri madaxweyne hore Waare.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay beesha Hawiye in\u00a0 dagaalka Alshabaab aysan diyaar u ahayn. wuxuu sheegay qabaa\u2019ilada Hawiye in aysan mowqif mid ah kalahayn dagaalka Alshabaab iyo qofkii la qabto oo Shabaab ah sida laga yeelayo.<\/p>\n<p>\u201cDad inay yiraahdaan wiilkii ila dhashay ee Shabaabka ahaa ayaan qooraha &amp; Madaxa kasoo jaraynaa,\u00a0 dadna ninkii qaraxyadii lagu xasuuqmay ka dambeyay oo saraakiil dilay in ay isku sawiraan yiraahdaan anigaa wasiirkiisa &amp; xildhibaankiisa ah ,,, dadkaas miyaa isku mid noqon kara oo daacad ay ka wada tahay la dagaalanka Khawaariijta,, ayuu yiri Waare.<\/p>\n<p>Waare wuxuu ku taliyay haddii la doonayo in dagaalka Alshabaab laga gaaro guul, in qabaail kaste uu si gaar ah uga arrinsado arrintaas islamarkaasna ay mowqif midaysan ka qaataan waxa ay ka yeelayaan qofkooda Shabaabka ah.<\/p>\n<p>Wuxuu madaxweynaha ugu baaqay inuu si gaar ah isha ugu eego kuwa uu ku tilmaamay inay fashiliniyaan dadaalkiisa ku aadan dagaalka Alshabaab. Wuxuu sheegay joogitaankiisa furimaha dagaalka in aanay waxba soo kordhinayn haddii uusan wax ka beddelin sida ay hadda wax ku socdaan.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Madaxweyne Waare - Hawiye dagaalka #Shabab dhab kama ahan ee Soomaali ha ogaato!\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0TpypucGNM4\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-89424\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/anchor-150x150.jpg 150w\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-86614\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 279px) 100vw, 279px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-279x300.jpg 279w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-954x1024.jpg 954w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-768x824.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-696x747.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-391x420.jpg 391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2-782x840.jpg 782w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/boko-2.jpg 1006w\" alt=\"\" width=\"279\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/stam-isbaheysi.png\">\u00a0<\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"rc-widget-66e9d9\" data-rc-widget=\"\" data-widget-host=\"habitat\" data-endpoint=\"\/\/trends.revcontent.com\" data-widget-id=\"225504\">\n<div class=\"sc-bdnxRM jvCTkj\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare,\u00a0 ayaa ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdiqaadir Maxamed Nuur, inuu masuul ka yahay askartii iyo saraakiishii ku dhintay weeraradii ka kala dhacay magaalooyinka Galcad iyo Cowswayne. Maxamed Cabdi Waare, oo haatan ah ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ilaalinta rayidka ee goobaha colaadaha, wuxuu sheegay, wasiirka gaashaandhigga amaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":93780,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-93779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/93779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=93779"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/93779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":93802,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/93779\/revisions\/93802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/93780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=93779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=93779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=93779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}