{"id":9374,"date":"2012-10-03T22:27:13","date_gmt":"2012-10-03T22:27:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9374"},"modified":"2012-10-03T22:37:19","modified_gmt":"2012-10-03T22:37:19","slug":"sh-cali-dheere-oo-dowlada-kenya-ugu-hanjabay-in-ay-galitaanka-kismaayo-ay-lamid-tahay-baabiitaanka-ciidamadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/sh-cali-dheere-oo-dowlada-kenya-ugu-hanjabay-in-ay-galitaanka-kismaayo-ay-lamid-tahay-baabiitaanka-ciidamadooda\/","title":{"rendered":"Sh.Cali Dheere Oo Dowlada Kenya Ugu Hanjabay In Ay Galitaanka Kismaayo Ay Lamid Tahay Baabi&#8217;itaanka Ciidamadooda."},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Max&#8217;uud Raage Sh.Cali Dheer Afhayeenka<br \/>\nXarakada<br \/>\nShabaabul<br \/>\nMujaahidiin oo warbaahinta Ku Hadasho Afka Al.shabaab shir<br \/>\nJaraa&#8217;id u qabtay ayaa ka hadlay<br \/>\narrimo badan oo ka taagan dalka<br \/>\nSomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Dheere ayaa soo hadal qaaday<br \/>\nka bixitaankii ay Xarakada Shabaabul-mujaahidiin<br \/>\nka bexeen magaalada Kismaayo<br \/>\nisagoona farta ku fiiqay in<br \/>\nCiidamada Kenya ay doonayaan in<br \/>\nKismaayo ay hoos geeyaan<br \/>\nGaarisa iyo Mandheere<br \/>\nujeedkaasina uusan socan<br \/>\ndoonin oo ay shacabka<br \/>\nSomaaliyeed iyo<br \/>\nmujaahidiintooda lajihaadayaan Sida Uu Sheegay Afahayeenka Guud Ee Dhaq Dhaqaaqa Shabaab Cali Max&#8217;uud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Max&#8217;uud Raage Sh.Cali Dheer Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo warbaahinta Ku Hadasho Afka Al.shabaab shir Jaraa&#8217;id u qabtay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan dalka Somaaliya. Cali Dheere ayaa soo hadal qaaday ka bixitaankii ay Xarakada Shabaabul-mujaahidiin ka bexeen magaalada Kismaayo isagoona farta ku fiiqay in Ciidamada Kenya ay doonayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9374","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9374\/revisions\/9384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}