{"id":9372,"date":"2012-10-03T20:30:36","date_gmt":"2012-10-03T20:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9372"},"modified":"2012-10-03T20:30:36","modified_gmt":"2012-10-03T20:30:36","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-wax-aan-la-aqbali-karin-ku-tilmaamey-warka-egad-ee-maamul-u-sameynta-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-wax-aan-la-aqbali-karin-ku-tilmaamey-warka-egad-ee-maamul-u-sameynta-kismaayo\/","title":{"rendered":"Xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo wax aan la aqbali karin ku tilmaamey warka EGAD ee maamul u sameynta kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiye kuxigenka ahna kusimaha gud.xmjs md cali maxamed nuux timajilic oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in aan la aqbali karin maamul u sameyn ka baxsan dawlada federalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Timajilic ayaa sheegey in ay warkaas iyo kuwo la mid ahba ay filayeen balse ay cadeyn u tahey wixii ay dafireysey kenya,hore ayaan u sheegney in aysan kenya soomaalida caawineyn balse ay dano gaar ah ka leedahey soo gelitaanka ay ciidamadeedu soomaaliya soo galeen,hab dhaqankooda milateri waa gumaad bareer ah ayuu yiri timajilic.<\/p>\n<p>Gud kuxigenka ayaa ugu baaqey m\/weynaha federalka somaaliya prof. Xasan sheekh iyo baarlamaankaba in ay ka hadlaan faragelinta qaawan ee kasoo baxeysa egad oo kenya ka dhex hadleyso,soomaaliya waa dawlad madaxbanaan oo aan kmgaar aheyn,hadii madaxda maanta ay la midnoqoto ama kasii xumaato kuwii shaley aan ka hadleyn xuduudaha dalka iyo dhibaatada muwaadiniinta loo geysanayo waa jug jug halkaagi joog mana yeeli doono ayuu kusoo gabangabeeyey gud.kuxigenka ahna kusimaha gud xmjs cali maxamed nuux timajilic.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiye kuxigenka ahna kusimaha gud.xmjs md cali maxamed nuux timajilic oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in aan la aqbali karin maamul u sameyn ka baxsan dawlada federalka soomaaliya. Timajilic ayaa sheegey in ay warkaas iyo kuwo la mid ahba ay filayeen balse ay cadeyn u tahey wixii ay dafireysey kenya,hore ayaan u sheegney in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9372","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9372\/revisions\/9373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}