{"id":9346,"date":"2012-10-02T22:35:24","date_gmt":"2012-10-02T22:35:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9346"},"modified":"2012-10-02T22:35:24","modified_gmt":"2012-10-02T22:35:24","slug":"qaraxyo-ka-dhacey-kismaayo-tan-iyo-markii-ay-ka-baxeen-xarakada-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/qaraxyo-ka-dhacey-kismaayo-tan-iyo-markii-ay-ka-baxeen-xarakada-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Qaraxyo ka dhacey kismaayo tan iyo markii ay ka baxeen xarakada al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa markii ugu horeysey laga maqley qaraxyo gudaha magaalada kismaayo,taasoo ay hore uga digeen madaxda wasaarada gaashaandhiga soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalada kismaayo oo ah magaalo xeebeed aad muhiim ugu aheyd xarakada al-shabaab ayaa waxaa tuhun weyn laga qabey in ay miinooyin ku aasaan meelo badan oo magaalada dhexdeeda ah,taas oo ay si foojigan ku galeen ciidamada huwanta ah ee amisom iyo kuwa soomaalida.<\/p>\n<p>Qaraxyadan oo ka dhacey gudaha dekedda weyn ee kismaayo iyo xarunta degmada kismaayo lama sheegin qasaare ay geysteen,lamana ogaan karo xaqiiqda dhabta ah,sababtoo ah waxaa caado u ah ciidamada huwanta ah hadii meel qarax ka dhaco waxey abaaraan cidda ka aga dhaw waana laga cararaa sidaas darteed ma jirto cid ogaan karta waxa dhacey hoos ahaan khasaaraha ay geysteen marka laga reebo waxa ay ciidamadu huwantu usoo bandhigaan saxaafada.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa dhawaan lagala wareegey kismaayo iyagoo sheegey in aaney ka wada bixin kismaayo balse ay xeelad dagaal awgeed uga baxeen meelaha qaarkood,mana aha markii ugu horeysey ee magaalo muhiim ah lagala wareego xarakada al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markii ugu horeysey laga maqley qaraxyo gudaha magaalada kismaayo,taasoo ay hore uga digeen madaxda wasaarada gaashaandhiga soomaaliya. Magaalada kismaayo oo ah magaalo xeebeed aad muhiim ugu aheyd xarakada al-shabaab ayaa waxaa tuhun weyn laga qabey in ay miinooyin ku aasaan meelo badan oo magaalada dhexdeeda ah,taas oo ay si foojigan ku galeen ciidamada huwanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9346","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9346"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9346\/revisions\/9355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}