{"id":9338,"date":"2012-10-02T22:11:32","date_gmt":"2012-10-02T22:11:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=9338"},"modified":"2012-10-02T22:33:33","modified_gmt":"2012-10-02T22:33:33","slug":"mweyne-xasan-sheekh-oo-maanta-boodey-gobolka-hiiraan-magaalada-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/10\/mweyne-xasan-sheekh-oo-maanta-boodey-gobolka-hiiraan-magaalada-bweyne\/","title":{"rendered":"M\/weyne xasan sheekh oo maanta boodey gobolka hiiraan magaalada b\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa markii labaad uu booqdey gobolka hiiraan magaalada b\/weyne isagoo hore u booqdey gobolka baay magaalada beydhabo,taas oo u muuqato in m\/weynuhu uu soo wada salaamayo gobolada dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>M\/weyne xasan sheekh oo ah m\/weyne isbedeldoon ah ayaa gobolada uu booqdey waxa uu u jeediyey khudbad ay la dhaceen guud ahaan shacabweynaha soomaaliyeed intii dhageysatey,waxaana ka muuqatey in m\/weynuhu iftiimiyey wax dadka soomaaliyeed aysan ku fekerin oo la oran karo waxey aheyd khudbad cashar ah taas oo muujineysey in shacabku fahmo waxa ay ka rabaan madaxda u adeegeysa iyo waxa aysan dooneyn taas oo hadii ay mar hore iman laheyd aysan jiri laheyn hawlo kala dhiman ama kala dhantaalan ama m\/weyne iyo ra&#8217;\u00edisalwasaare isheysta oo aan shacabku ogeyn waxa ay isku heystaan.<\/p>\n<p>M\/weynaha ayaa u muuqda nin wata aragti cusub oo ka bedelan m\/weynayaashi dalka soo marey waqtiyadii kumeelgaarka,waxaana la filayaa in uu booqdo meelo kale oo dalka gudihiisa ah beryaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markii labaad uu booqdey gobolka hiiraan magaalada b\/weyne isagoo hore u booqdey gobolka baay magaalada beydhabo,taas oo u muuqato in m\/weynuhu uu soo wada salaamayo gobolada dalka soomaaliya. M\/weyne xasan sheekh oo ah m\/weyne isbedeldoon ah ayaa gobolada uu booqdey waxa uu u jeediyey khudbad ay la dhaceen guud ahaan shacabweynaha soomaaliyeed intii dhageysatey,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-9338","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9338"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9352,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9338\/revisions\/9352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}